Topnews:- Mooshinka xilka qaadista Siilaanyo oo golaha Wakiiladda aqbaleen?

0
Wednesday November 11, 2015 - 05:43:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Topnews:- Mooshinka xilka qaadista Siilaanyo oo golaha Wakiiladda aqbaleen?

    DJiboutinews.com -Wasiirkii Madaxtooyadda Somaliland iyo Musharaxiinta laga fara marooqsaday Xisbiga Kulmiye ayaa ku guuleeystay iney hantaan kalsoonidda labadda Gudoomiye ku xigeen ee Golaha Wakiiladda Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DJiboutinews.com -Wasiirkii Madaxtooyadda Somaliland iyo Musharaxiinta laga fara marooqsaday Xisbiga Kulmiye ayaa ku guuleeystay iney hantaan kalsoonidda labadda Gudoomiye ku xigeen ee Golaha Wakiiladda Somaliland.

Mohamed Bashe iyo Ali Yusuf ayaa horkacaya Mooshin xilka looga tuuri doono dhawaan Madaxweyne Siilaanyo waloow la rumeeysan yahay inuu ka dagaalami doono markeey sidaasi dhacdo.

Kooxaha ku kacsan Siilaanyo iyo siyaasad xumadiisa ayaa sheegay iney golaha Wakiiladda Somaliland ka  heeystaan cod ku filan xilka qaadista Siilaanyo.

Gudoomiyaha aaminsan inuu guuleeystay ee Muse Biixi ayaa isagana Milkiilaha Shirkadda Dahabshiil ku eedeeyay inuu mushaar u qoray dhamaan Wasiiraddii iyo Masuuliyiintii iska casilay xilka Maamulka Somaliland sida uu qoray Website-ka Somalilanddaily.com

Website-ka Somalilanders.com ayaa isagana soo tebiyay shalay in Mohamed Said Duale iyo labadiisa wiil ku hoowlan yihiin sidii ay taladda Somaliland uga tuuri lahaayeen Siilaanyo kadib markii looga adkaaday loolankii Xisbiga Kulmiye oo ay Musharaxnimadda la rabeen Maxamed Biixi Yoonis.

Sikastaba ha ahaatee, waxaa la filayaa iney xiisado xoogan ka dhashaan dhawaan Somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates