Daawo Rag Al shabab ka Tirsan oo Ciidanka Booliska somaliland Hargeysa ku Qabteen Iyo Ciidanka Booliska oo ka hadlay Khasaaraha Ciidanka ka Soo gaadhay iyo fariin ay shacabka u direen.

0
Monday May 16, 2016 - 22:18:09 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 5664
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Rag Al shabab ka Tirsan oo Ciidanka Booliska somaliland Hargeysa ku Qabteen Iyo Ciidanka Booliska oo ka hadlay Khasaaraha Ciidanka ka Soo gaadhay iyo fariin ay shacabka u direen.

    )xalay ayay ciidanka booliska somaliland hawl gal ka sameeyeen guryo ku ku yaalla magalada Hargeysa,waxaana guryahaasi lagu qabtay rag la rumaysan yahay in ay xidhiidh la leeyihiin kooxda al shabab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

)xalay ayay ciidanka booliska somaliland hawl gal ka sameeyeen guryo ku ku yaalla magalada Hargeysa,waxaana guryahaasi lagu qabtay rag la rumaysan yahay in ay xidhiidh la leeyihiin kooxda al shabab. guryaha xalay ciidanka booliska weerareen mid ka mid ah ayaa ciidanku iska caabin hubaysan kala kulmeen waxaana lagu dhaawacay mid ka mid ah saraakiisha ciidanka booliska hawl galkaasi hogaaminayay.hadaba waxa hawl galadaasi ka hadlay Taliska guud ee ciidanka booliska somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates