|
||||||
DAAWO VIDEO Qiso Naxdin leh: Gabar Soomaali ah oo lagu Qasbay inay Jirkeeda Iibiso
aasmiin waa Gabadh soomaaliyeed Oo kunool dalka Norway waxana ka waramaysa Qiso naxdin leh Oo ku qabsatay hada Ka Hor taasi oo aad U naxdin badan.
waxana Nin lacag ka qaatay Uu ku qasbay inay jidhkeeda Ka ganacsato isaga laftiisana uu faro xumeeyey,waxaana Uu ka Dhalay caruur siday sheegtay, Ninkani ayaa Ka Kaxeeyey yasamiin xero qaxoonti isagoona Markaasi kadiba La Sheegay Inuu ku qasbayey Inay iibsato jidhkeeda.
Leave a comment |
|
Nagala soo xiriir: [email protected] |
Copyright © 2009 - 2024 Somalilanders.com All Rights Reserved. |