Live u Daawo Doon Siday in ka badan 500 oo Tahriibayaal Somali u Badan oo Badda Ku Degtay Iyo Wixii Dhacay.

0
Thursday May 26, 2016 - 23:43:15 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 9512
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Live u Daawo Doon Siday in ka badan 500 oo Tahriibayaal Somali u Badan oo Badda Ku Degtay Iyo Wixii Dhacay.

    Ciidamada Badbaadina badda ee dalka Talyaaniga ayaa badda ka soo gaadhay Boqolaal Tahriibayaal ah oo si toos ah ay ula godoontay dooni ay saarnaayeen kuwaasi oo kusii jeeday qaaradda Yurub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Badbaadina badda ee dalka Talyaaniga ayaa badda ka soo gaadhay Boqolaal Tahriibayaal ah oo si toos ah ay ula godoontay dooni ay saarnaayeen kuwaasi oo kusii jeeday qaaradda Yurub. Doontan ay saarnaayeen dadka Tahriibayaasha ah ayaa dhinac u dhacday (qalibantay) kadib markii dadkii saarnaa doontaasi ay arkeen Markab doonayay in uu bad baadiyo, waxaana dadka halmar ay u wada carareen hal dhinac si ay gacmaha ugu haatiyaan Markabkii bad baadin lahaa,waxaana ay doontii isu rogtay dhianca kale iyada oo dadkiina hoosta mareen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates