Fadeexadii aduunka - Fanaan Aalto oo loo diray Video laga duubay Naagtiisa oo nin kale la galmooneysa ?

5
Friday May 27, 2016 - 02:01:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 40551
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 4 1
  • Share via Social Media

    Fadeexadii aduunka - Fanaan Aalto oo loo diray Video laga duubay Naagtiisa oo nin kale la galmooneysa ?

    Somalilanders.com - Fadeexad qadhaadh oo aad u fool xun ayaa hareeysay Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan kadib markii Video qarsoodiya laga duubay iyadoo saqraansan sida ila wareedyo xog ogaala u sheegeen Somalilanders.com

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalilanders.com - Fadeexad qadhaadh oo aad u fool xun ayaa hareeysay Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan kadib markii Video qarsoodiya laga duubay iyadoo saqraansan sida ila wareedyo xog ogaala u sheegeen Somalilanders.com Seeyga Hodan Cabdiraxmaan oo la yidhaa Maxamed Aalto ayaa la sheegay in loo diray Video muuqaala oo si qarsoodiya looga duubay Hodan Cabdiraxmaan oo nin kale la sameeyneysa Galmo.
Maxamed Aalto oo aad uga cadhooday gogol dhaafkaas ayaa la sheegay inuu isla daqiiqadahiiba furay Hodan Cabdiraxmaan.
Dhalinyaro daawaday muuqaalka Hodan laga duubay ayaa Somalilanders.com u sheegay in ninka ay galmadda la sameeysay uu yahay Fanaanka Mursal Muse .
Fanaanadda Hodan Cabdiraxmaan oo horey u inkirtay eedda ninkeeda ayaa soo qaaday hees la yaab badan oo ay ninkeey kala tageen ugu geftay.
Fanaanad Hodan Cabdiraxmaan waa gabadh af gaaban oo aad u cod macaan waxaana la sheegay inuu wanjalay oo falkaan ku lug lahaay Xasan Dhuxul Laab Saalax.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates