Xoghayaha Maaliyadda Al-Shabaab Abdirashiid Cali Ceynaanshe maxaad ka taqaan

0
Friday November 20, 2015 - 21:13:26 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 3846
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Xoghayaha Maaliyadda Al-Shabaab Abdirashiid Cali Ceynaanshe maxaad ka taqaan

    Somalilanders.com - Maxaad ka taqaan isku xiraha argagixisada Somalia iyo Somaliland Cabdirashiid Cali Ceynaanshe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taswiirta Cabdirashiid Cali Ceynaanshe
Somalilanders.com - Maxaad ka taqaan isku xiraha argagixisada Somalia iyo Somaliland Cabdirashiid Cali Ceynaanshe. Sarkaal horey uga shaqeen jiray Shirkadda Hormuud Telecom oo lagu magacaabo Cabdirashiid Cali Ceynaanshe ayey argagixisadda Al-Shabaab u magacaabeen isku xiraha shabaakadooda ee Somalia iyo Somaliland.
Cabdirashiid Cali Ceynaanshe oo u dhashay qabiilka Gadabuursi ,Reer Nuur ayaa horey loogu tuhunsanaa inuu ka mid yahay argagixisada Somalia.
Ilo wareedyo muhiima ayaa Somalilanders.com u sheegay inuu Cabdirashiid Cali Ceynaanshe heeysto baasaboor Jabuutiyaan ah.
Ceynaanshe waxeey hadda wada shaqeeyaan sarkaal qaraxyadii Laascaanood abaabuli jiray oo lagu magacaabo Xasan Mowliid kaas oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Dhulbahante ,Qayaad.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates