Daawo Prof Samatar oo siwayn loogu ceebeeyay magalada Borama oo laga hor joogsaday jaamacadda camuud in uu Hees ka qaado iyo cadhada uu ka qaaday oo uu sheegay in aanu dib ugu noqonayn waligii Borama iyo Camuud.

1
Friday June 03, 2016 - 02:21:46 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 24624
  • (Rating 4.3/5 Stars) Total Votes: 3
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Prof Samatar oo siwayn loogu ceebeeyay magalada Borama oo laga hor joogsaday jaamacadda camuud in uu Hees ka qaado iyo cadhada uu ka qaaday oo uu sheegay in aanu dib ugu noqonayn waligii Borama iyo Camuud.

    prof Axmed Ismaciil Samatar oo booqasho ku tagay jaamacadda camuud ee magalada Borama ayaa bahdilaadii ugu wanayd ee uu abid jaamacad kala kulmo siduu sheegay kala kulmay jaamacada camuud oo uu khudbad ka jeedinayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

prof Axmed Ismaciil Samatar oo booqasho ku tagay jaamacadda camuud ee magalada Borama ayaa bahdilaadii ugu wanayd ee uu abid jaamacad kala kulmo siduu sheegay kala kulmay jaamacada camuud oo uu khudbad ka jeedinayay. profasoorka ayaa waxa u caado ah in marka uu tago meelaha xaflada ee lagu marti qaado ee uu khudbadaha ka jeedinayo in uu marka gabo gabada ama ka hor inta aanu khudbada jeedin uu halkaasi ka qaado hees qaraami ah oo ka mid ah heesihii hore ee taariikhda galay balse Samatar ayaa maanta looga diiday in uu jaamacadda Camuud ee Borama wax hees ah ka qaado,arrintaasi oo uu siwayn uga cadhooday,waxaana uu sheegay in ay tahay markii ugu horaysay ee 69 dal jamacadahooda oo uu ka hadlay oo la yidhaahdo waxaasi kama samayn kartid oo way kaa reebanyihiin,profasoorka oo arrintaasi cadho xoogan ka muujiyay ayaa sheegay in uu mardambe ka fiirsan doono in uu sidan oo kale u yimaado jaamacadda camuud,waxa uu intaasi ku daray in magaalooyinka kale ee somaliland iyo jaamacadahooda siwayn loogu soo dhaweeyay sida magaalooyinka Hargeysa,Berbera,Burco iyo Gabilay balse arrintan uu kala kulmay magaladii reerkiisa ayaa ku noqotay mid meel ka dhac uu u arkay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates