Aamina Weris Xaaska SIILAANYO Oo Berbera Dabaq Ka Dhisaynaysa

0
Saturday November 21, 2015 - 15:57:56 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 3757
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aamina Weris Xaaska SIILAANYO Oo Berbera Dabaq Ka Dhisaynaysa

    Somalilanders.Com/Hargeysa:- Sida ilo wareedyo xogogaal ahi u xaqiijiyeen Somalilanders.Com Marwada madaxweyne Siilanyo Amina Weris Jirde

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalilanders.Com/Hargeysa:- Sida ilo wareedyo xogogaal ahi u xaqiijiyeen Somalilanders.Com Marwada madaxweyne Siilanyo Amina Weris Jirde
oo Saygeeda ku wehelinaysa Safar uu ku joogo magaalada Berbera ayaa dhinaceeda bixisay Qandaraaska Guri looga binaynaayo Bogcad balaadhan oo Dhul daguud ama qaran ah oo dhacda Koonfur-galbeed Berbera, haddaan si kale u dhignana u dhaxaysa Guriga uu degan yahay Maareeyaha Dekeda berbera Cali Xoorxoor iyo Guriga Baanka.


Bogcadan Marwadu dhismaheeda dhagax dhigtay sida sawirkan ka muuqata oo aad u balaadhan ayaa cabirkeeda lagu sheegay 200Mx100M,waxaana qorshuhu yahay sida naqshadu sheegayso in laga qotomiyo Dhismo Afar Dabaq ah oo ka mid noqon doona Dhismayaasha ama Fooqyada ugu dhaadheer magaalada Berbera, Ku darsoo Kharashka dhismaha ku bixi doona Fooqan ayaa waxaa wadajir u bixin doona Dekeda & Dawlada Hoose ee Berbera.



Dhugo baaxaday ku fadhido Barxada Guriga laga dhisaayo oo dhinacyo badan laga sawiray:-





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates