Daawo Fadeexada Prof Samatar oo ku Biiray Xisbiga Muuse Biixi oo hadana diiday in uu calanka kulmiye qaato oo dhulka ku tuuray.

0
Tuesday June 14, 2016 - 17:02:47 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 15827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Fadeexada Prof Samatar oo ku Biiray Xisbiga Muuse Biixi oo hadana diiday in uu calanka kulmiye qaato oo dhulka ku tuuray.

    )Prof Samatar oo maanta xafladda ku biirista xisbiga kulmiye oo uu ku biiray loogu qabtay magalada Borama ee xarunta gobolka Awdal ayaa diiday in uu qaato ama dusha laga saaro calanka kulmiye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

)Prof Samatar oo maanta xafladda ku biirista xisbiga kulmiye oo uu ku biiray loogu qabtay magalada Borama ee xarunta gobolka Awdal ayaa diiday in uu qaato ama dusha laga saaro calanka kulmiye. waxaana markii uu bilaabay in uu khudbad ka jeediyo madasha dusha laga saaray calanka kulmiye balse waxa uu ka muujiyay cadho isaga oo markiiba iska tuuray.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates