Daawo Kalsan TV oo dhulka ku jiiday Kaligii taliyaha Jibouti oo ah 86 sano jir

0
Sunday June 19, 2016 - 18:19:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2882
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Daawo Kalsan TV oo dhulka ku jiiday Kaligii taliyaha Jibouti oo ah 86 sano jir

    Somalilanders.com - Daawo Telefishinka Kalsan oo markii ugu horeeysay ku dhiiraday inuu qabto dood ku saabsan kaligii taliyaha Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo laga quustay inuu xukunka si nabadda uga dego.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalilanders.com - Daawo Telefishinka Kalsan oo markii ugu horeeysay ku dhiiraday inuu qabto dood ku saabsan kaligii taliyaha Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo laga quustay inuu xukunka si nabadda uga dego. Kalsan Tv waxaa laga yaabaa inuu wajaho dagaal culus laakiin waa lama huraan iney Warbaahinta Soomaaliyeed si geesinimo leh uga hadlaan halista kaligii taliyeyaasha Afrika gaar ahaan kuwa Somalida.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates