Wardegdega:- Wasiir Maareeye oo Xabsiga u taxaabay Tifaftiraha Radio Muqdisho ?

0
Tuesday June 21, 2016 - 20:14:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2821
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wardegdega:- Wasiir Maareeye oo Xabsiga u taxaabay Tifaftiraha Radio Muqdisho ?

    Somalilanders.com - Wasiirka Warfaafinta Dowladda Somalia Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye ayaa goor dhaweeyd Xabsiga u taxaabay Tifaftiraha Radio Muqdisho Mustaf Warcadeeye .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalilanders.com - Wasiirka Warfaafinta Dowladda Somalia Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye ayaa goor dhaweeyd Xabsiga u taxaabay Tifaftiraha Radio Muqdisho Mustaf Warcadeeye . Mustaf Warcadeeye ayaa ka hor yimid Musuqmaasuq iyo awood ku faanka Wasiir Maareeye iyadoo markii dambe uu Wasiirka magacaabay Tifatire cusub Radio Muqdisho.
Wasiir Maxamed Xayir Maareeye ayaa shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta si ka baxsan xaquuqda ugu tagri falay isagoo noqday Wasiirkii ugu xumaay ee soo maray Wasaaradda Warfaafinta Somalia.
Sikastaba ha ahaatee waxaa cambaareeyay Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ ,wuxuuna falkaas ku sifeeyay fal guracan oo lagu deri doono diiwaanka dimbiyadda uu galay Wasiir Maareeye.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates