|
||||||
Daawo Gabdho uu kufsaday Madaxweyne Cabdi Ileey oo ilmo ka daadatay iyo calool xumada siduu ula qoysaskoodii Ogaadeen u laayay ?
Somalilanders.com - Haddii aad leedahay damqasho bini-aadamnimo ama Damiir Somalinimo fadlan daawo oo faafi muuqaalkaan calool xumadda badan. Seddexdaan gabdhood waxaa kufsaday Madaxweynaha Kililka 5-aad ee Jigjiga dhiigya cab Cabdi Ileey,wuxuuna hortooda ku dilay walaalahood,waalidkood iyo Caruurteey dhaleen.
Waxaa hubaala iney ilmadda ku soo dhaafi doonto haddii aad si dhaba u daawatid muuqaalkaan murugadda badan.HALKAAN KA DAAWO GABDHAHA LA KUFSADAY IYO CALOOL XUMADII ADUUNKA
Leave a comment |
|
Nagala soo xiriir: [email protected] |
Copyright © 2009 - 2024 Somalilanders.com All Rights Reserved. |
Daawo Gabdho uu kufsaday Madaxweyne Cabdi Ileey oo ilmo ka daadatay iyo calool xumada siduu ula qoysaskoodii Ogaadeen u laayay ?
Somalilanders.com - Haddii aad leedahay damqasho bini-aadamnimo ama Damiir Somalinimo fadlan daawo oo faafi muuqaalkaan calool xumadda badan.