Xasan Shire:"Lagaroone qabyaalad dilootay oo maalgeliya tacadiyada"

2
Monday November 23, 2015 - 23:45:27 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 7979
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Shire:"Lagaroone qabyaalad dilootay oo maalgeliya tacadiyada"

    Somalilanders.com - Magaciisa waxaa la yiraa Xasan Shire wuxuuna u dhashay beesha Abgaal gaar ahaan Waceeysle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalilanders.com - Magaciisa waxaa la yiraa Xasan Shire wuxuuna u dhashay beesha Abgaal gaar ahaan Waceeysle.

"Ninkaan ka soo jeeda Koofurta Somalia oo sheegta inuu yahay kuwa u dooda xaquuqul insaanka wuxuu ka tirsan yahay Ururka qaniisiinta ama laga roonayaasha dunida ee loo yaqaan World Gay Association" ayuu yidhi nin la soo shaqeeyay oo qabyaalad iyo dhaqan xumo darteed iskaga tegay lix sano kadib.

"Xasan Shire oo ay isku qabiil yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu maalgelin lacageed siiyaa maleeshiyaadka dilalka iyo kufsiga ka geeysto koofurta Soomaaliya halka looga fadhiyay inuu difaaco dulmanayaasha" ayey tidhi Malyun Xeydar oo ka mida haweenka u dooda xaquuqda dumarka.

"Xasan Shire wuxuu ahaay ninkii diiday iney Hay'adaha xaquuqul insaanka dunida ka hadlaan Xarigii Cali Yare Wardheere ,haddii qofka nuucaasa sheegto inuu xaquuqul insaanka u doodo maxeey noqon doonaan kuwa dadka dilana"ayuu yidhi nin ka mida dalladda Inxa oo Somalilanders la hadlay.

Dadka taariikhdiisa yaqaan waxeey sheegeen inuusan weligii Caruur dhalin oo la noolaan jiray naag ajnabiya.

"Xasan Shire waxaa qalbigiisa ku weyn qabyaaladda maxaa yeelay maalin qudha kama uusan hadlin tacadiyadda ay geeysanayaan maleeshiyadda beeshiisa Abgaal maxaa yeelay waxaa xukunka dalka heeysta nin la qabiila oo la yiraa Xasan Sheekh Maxamuud" ayuu yiri Xeer ilaaliyahii hore ee Qaranka Soomaaliya Dr  Cabduqadir Muse.

"Xasan Shire halkii laga sugaayay inuu ugu yaraan cambaareeyo kuwa dila Wariyeyaasha Soomaaliyeed wuxuu la  saftay kuwa abaabula dilalka Suxufiyiinta Soomaaliyeed sida Xasan Cali Geesey iyo Maxamed Ibrahim Bakistan maxaa yeelay waxeey labaduba ka soo jeedaan beesha uu ka dhashay ee Waceeysle Abgaal" ayuu yidhi Tifaftiraha Waagacusub Mr Dahir Alasow.

Dad uu la sheekeeystay wuxuu Xasan Shire ku yidhi "Madaxweynaha Soomaaliya ayaan isu sharaxayaa sanadka 2016”

"Soomaaliya uma baahna qabyaaladiiste la mida Xasan Shire laakiin dhibanayaasha waxeey u baahan yihiin qof xanuunka la wadaaga" ayuu si caro leh u yidhi Dahir Alasow.

Dahir Alasow wuxuu sheegay inuu bilaabi doono olole aduunka loogu sheegaa wuxuu yahay Xasan Shire,qabyaaladiisa iyo musuqmaasuq uu Visayaal badan oo Yurub iyo North America ah ku iibsaday.

Xasan Shire oo xarun ku leh Kampala wuxuu wajahayaa fashil balaaran ,

By Mohamud Jama

Hargeysa -Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates