Daawo Fanaanadda Nimco dareen iyo Musikiiste Furinle oo meherkoodii kadib soo wada qaaday hees Jaceyl isku dhuuqa ?

0
Monday July 11, 2016 - 00:27:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 32265
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 1 3
  • Share via Social Media

    Daawo Fanaanadda Nimco dareen iyo Musikiiste Furinle oo meherkoodii kadib soo wada qaaday hees Jaceyl isku dhuuqa ?

    Somalilanders.com - Fanaanadda Nimco Dareen ayaa markii ugu horeeysay hees jaceyl soo dhaweeyna la soo qaaday ninka ay barteeda Facebook ku sheegtay iney guursatay ee Muusikiiste Axmed weli Furinle. Fanaanadda Nimco dareen ayaa bajkeeda la aqoonsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalilanders.com - Fanaanadda Nimco Dareen ayaa markii ugu horeeysay hees jaceyl soo dhaweeyna la soo qaaday ninka ay barteeda Facebook ku sheegtay iney guursatay ee Muusikiiste Axmed weli Furinle. Fanaanadda Nimco dareen ayaa bajkeeda la aqoonsan yahay ee lagu furay Baasaboorkeeda soo gelisay Fariin geesinimo ka muuqato iyadoo tiri "Isku xishooda oo yaan leeygu mashquulin maxaa yeelay ninkeeyga waxaa u banaan afar xaas"





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates