Daawo Fadeexada Wiilka Gabadha Labaad Ee Madaxwayne Silanyo qaba oo Hay`add Been abuur ah lagu siiyey Mashruuc wayn oo beesha Caalamku somalilans siiso.

0
Monday August 29, 2016 - 18:25:52 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 1804
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Fadeexada Wiilka Gabadha Labaad Ee Madaxwayne Silanyo qaba oo Hay`add Been abuur ah lagu siiyey Mashruuc wayn oo beesha Caalamku somalilans siiso.

    Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Saleebaan Xagla-toosiye oo cabsi uu ka qabay in xilka Wasiirnimo ay ka qaado Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Waris ayaa siiyey mashuuca tayeynta cisbitaalka guud Gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Saleebaan Xagla-toosiye oo cabsi uu ka qabay in xilka Wasiirnimo ay ka qaado Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Waris ayaa siiyey mashuuca tayeynta cisbitaalka guud Gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo
wiilka Gabadha abaad ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo dhalay qaba ee uu sodoga u yahay oo lagu magacaabo Muuse Xassan Yuusuf, isla markaana wiilka Axmed Siilaanyo sodoga u yahay ee Gabadhiisa labaad qaba ayaa mashruucaas ku qaatay ha’yad cusub oo lagu magacaabo shifaat oo uu samaystay markii Madaxweyne Siilaanyo inantiisa uu u meheriyey, lana aqal-galay, taasoo sabab u aheyd waxyaabihii ku qasbay inuu furo gabadhisii hore oo u haysay todoba caruura, si uu uga faa’iidaysto mashaariic iyo hanta uu ku boobo inanta Madaxweynuhu dhalay..


Waxa maalgalinaysa cisbitaalka Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ha’yadda saquuqa horumarinta Somaliland Development Found (SDF), waxaana munaasibadaas oo lagu qabtay barxada hore ee cisbitaalka Ceerigaabo waxa ka qayb-galay Wasiir dawlaha Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, Maxamuud Jaamac Aadan (Galaal), Badhasaabka Sanaag Cabdi Falay iyo xubno kale oo sheegtay inay ka mid yihiin madaxda dawladda Axmed Siilaanyo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates