Daawo Wararkii Ugu Dambeeyay Doontii siday 600 Boqol ee Tahriibe ee ku Degtay Xeebta Masar iyo War laga Helay Tiro yar oo la bad baadiyey.

0
Thursday September 22, 2016 - 20:50:42 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 8124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Wararkii Ugu Dambeeyay Doontii siday 600 Boqol ee Tahriibe ee ku Degtay Xeebta Masar iyo War laga Helay Tiro yar oo la bad baadiyey.

    Dadkii ka badbaaday doontii ku degtay xeebta Masar Arbacadii ayaa BBC u sheegay in boqolaal laga yaabo inay dhinteen. Doonta ayaa siday ilaa 550 tahriibayaal markii ay ku degtay 12 km meel u jirta xeebta, sida ay sheegeen kuwii ka badbaaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadkii ka badbaaday doontii ku degtay xeebta Masar Arbacadii ayaa BBC u sheegay in boqolaal laga yaabo inay dhinteen. Doonta ayaa siday ilaa 550 tahriibayaal markii ay ku degtay 12 km meel u jirta xeebta, sida ay sheegeen kuwii ka badbaaday.


Masuuliyiinta ayaa badbaadiyay 163 qof, waxaana ilaa iyo hadda 42 mayd laga helay meel u dhow magaalada Rosetta.

Afar qof oo looga shakisan yahay inay dadka tahriibinayeen ayaa la xiray, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee AFP.

Arrintan ayaa timid kadib markii hay'adda xudduuda ee Midowga Yurub, ay ka digtay in dad badan ay ka soo baxayaan Masar si ay u gaaraan Yurub.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ka badan 10,000 qof ay ku dhinteen iyagoo soo maraya badda Mediterranean si ay Yurub tagaan tan iyo 2014.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates