Galmudug Oo Soo Bandhigtay Saraakiil Iyo Ciidan Puntlanda oo ay dagaal ku qabsatay oo qaarkood lagu sheegay reer laascaanood+Sawirro

0
Sunday November 29, 2015 - 17:47:13 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 2135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug Oo Soo Bandhigtay Saraakiil Iyo Ciidan Puntlanda oo ay dagaal ku qabsatay oo qaarkood lagu sheegay reer laascaanood+Sawirro

    Ciidamada maamulka galmudug ayaa soo bandhigay saraakiil iyo ciidamo ay sheegeen inay ka qabsadeen maamulka puntland o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada maamulka galmudug ayaa soo bandhigay saraakiil iyo ciidamo ay sheegeen inay ka qabsadeen maamulka puntland o

o maalintii shalay ku dagaalamay gudaha magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug.


Cadeeymaha ay soo bandhigeen waxaa ku jira shakhsiyaad ka soo jeeda gobolka sool oo la socday ciidamada maamulka puntland


maamulka puntland ayaa dhankiisa ku eedeeyay inay dagaalka ka qeyb galeen ciidamo ka tirsan dawladda federaalka soomaaliya inkastoo uu beeniyay wasiirka gaashaandhiga soomaaliya


Cadaymaha Muujinaya ama maragfura..



 

815158

 

230720



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates