" Xisbiguu Faysal Aasaasay 2012-kii Ayuu Wakhtigiisu Dhammaaday, Kan Hadda New Ucid Baa La Yidhaa," Jamaal Cali Xuseen

0
Monday November 30, 2015 - 16:57:44 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 1843
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Xisbiguu Faysal Aasaasay 2012-kii Ayuu Wakhtigiisu Dhammaaday, Kan Hadda New Ucid Baa La Yidhaa," Jamaal Cali Xuseen

    Hargeysa(SD) Jamaal Cali Xuseen Musharaxa xisbiga Ucid, ayaa ku dooday in wakhtigiisu dhacay 2012 xisbigii Ucid ee Eng Faysal Cali Waraabe ku soo tabcay, balse xisbiga wakhtigan la yidhaahdo New Ucid, taasi oo uu uga jeedo in sumcadiisa iyo dedaalkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(SD) Jamaal Cali Xuseen Musharaxa xisbiga Ucid, ayaa ku dooday in wakhtigiisu dhacay 2012 xisbigii Ucid ee Eng Faysal Cali Waraabe ku soo tabcay, balse xisbiga wakhtigan la yidhaahdo New Ucid, taasi oo uu uga jeedo in sumcadiisa iyo dedaalkiisa uu xisbigu ku soo baxay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates