Daawo Xildhibaan qoyskiisa nolol xumo la liitaan oo Burco kula aqal galay gabadh yar

0
Monday November 30, 2015 - 18:13:37 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 7043
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo Xildhibaan qoyskiisa nolol xumo la liitaan oo Burco kula aqal galay gabadh yar

    Halkan Ka Daawo Mooshin Quute Xildhibaan Saleebaan Cawid Cali Bukhaari oo ku Qooqay Xoogaagi uu Kahelay Xukuumada Siilaanyo isaga oo Guursaday Gabadh-yar oo 17 Jir ah, iyo Tiisi hore oo Daayacan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo Mooshin Quute Xildhibaan Saleebaan Cawid Cali Bukhaari oo ku Qooqay Xoogaagi uu Kahelay Xukuumada Siilaanyo isaga oo Guursaday Gabadh-yar oo 17 Jir ah, iyo Tiisi hore oo Daayacan

Xildhibaan Bukhaari oo Xukuumada Siilaanyo Qandaraas kaga haystay Bixinta iyo Abaabulka Xildhibaanada Laaluush Quutayaasha ah oo Golaha wakiilada Keeni jiray Mooshino Madaxtooyada looga Soodhiibi jray Ujeedkooduna ahaan jiray in ay Xilka Xayuubin Qeyrul Dastuur ah ku Sameeyaan Gudoomiyaha Golah wakiilada Somaliland, Mooshinadaas oo Dhamaan Guul daraystay Waxa Xildhibaanadii ka Faa,iday kunacaanbaxay Ka mid ahaa Xildhibaan Cali Mareexaan iyo Xildhibaan Bukhaari oo Golaha Wakiilada Looga Dhexyaqaano Xildhibaan Bakhaar.




Xildhibaan Bukhaari waxa uu aad uga Faa,iday Mooshinadii ugu Danbeeyay ee ay Madaxtooyadu Qandaraaska ku Soosiisay Iyada oo Sida Lasheegay uu Hantiyay Aduun Dhan 1 Milyan oo Dollar, Waxana uu Dhaqaala Culus ee uu Kuhelay Laaluushka iyo Boobka Hantida Umada Baahan, waxana uu Kaqaaday Qooq iyo Laab lakac isaga Dhawaanuu Guriwayn oo Boqolal Kun oo Dollar Kukacay Kadhistay Xaafada Hodan Hills ee Bariga Magaalada Hargeisa, Waxa Sidoo kale uu Xidhibaan Bukhaari Dhawaan Guursaday Gabad Dayar oo 18 Jir ah taas oo uu Kawaynyay 35 Sanno ugu yaraan Marka Laga Tixraaco Taariikhda Dhalashiida uu Kusheegay in uu Da ahaan Jiro 53 Jir Waa Sida ugu Qoran CV- ga Golaha Wakiilada Kayaala.
Xildhibaan Bukhaari Waxa uu Daayacay Xaaskiisi hore uu Uhaysay 9 Xaruura ah oo Qaarkood Abaydin Yihiin Sida ay Xogo Hoose Kushey Somalilander.com, kamanuu Agwareegin 3 Sanno ee Lasoodhaafay Waxana Xoguhu Sheegeen In Si Qasab ah Odayo Dhexgalay Biilka Caruurtiisa iyo Xaaskiisa Hore Uga Qaadaan Bishiiba Hal Mar.
Isku Soo Wada Xoori oo Xildhibaan Bukhaari aya Marqudha La Arkay Isaga oo Si Karaamo Dhac ah iskula Sawiray Gabadh Yar oo ay Isku Dayihiin Ilmihiisa Labaad, Waxana uu Arinka kala Midyay Masuuliyiin Badan oo Xoolaha Umada ay Sida Khaldan Kuhantiyeen Qooq kaqaaday, kuwaas oo Hablo Dayar ah Lugooyay
Xildhibaan Bukhaari uu isku Dhejinaya Minyaradiisa Cusub ee uu Dhawaanta Guursday Qaab ay Badawnimo Kamuuqato iyo Indho Adayga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates