Hargeysa: Muuse Biixi oo Booqday Xaafada Axmed Dhagax.

0
Tuesday December 01, 2015 - 22:55:15 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 1952
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa: Muuse Biixi oo Booqday Xaafada Axmed Dhagax.

    Gudoomiyaha xisbiga kulmiye ahna musharaxii lagu cumamaaday shirwaynihii kulmiye ee 10-kii november ka dhacay hotel maansoor ayaa galabta booqasho ku tagay qaar hotelka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha xisbiga kulmiye ahna musharaxii lagu cumamaaday shirwaynihii kulmiye ee 10-kii november ka dhacay hotel maansoor ayaa galabta booqasho ku tagay qaar hotelka

ubaxle iyo cisbitaalka edna oo ka tirsan goobaha ganacsi ee degmadda axmed dhagax

muuse biixibooqashadan ayay gudoomiyaha kulmiye ku wehelinayeen xoghayaha guud ee xisbiga kulmiye iyagoo ilaa fiidkii caawa ku sugnaa goobahaas waxaanu gudoomiyihu dadwaynihii ku sugnaa hotelka ubaxle kula sugnaa inkastoo la sheegay inaanu wax shaah ah ka cabin goobta

 

dhanka kale dadwayne goobta ku sugnaa ayaa baligubadlemedia u xaqiijiyay in dhalinyarro meesha fadhiday muuse ku tuurtuureen weedho ay kamid ahaayeen muusaw sawdigii badheedhay maxaa naga kaa soo galay iyo weedho kale

booqashadan Gudoomiyaha ayaa imanaysa kadib markii maalintii shalay si balaadhan caasimadda hargeysa loogu soo dhaweeyay Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe oo ka tirsan musharaxiintii isbahaysiga ee qaadacay shirwaynihii lagu doortay muuse biixi kadib markii ay saluugeen nidaamka iyo cadaaladda shirwaynaha oo ay sheegeen inuu hadheeyay musuqmaasuq baaxad leh




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates