Dawladda Garguurte Oo Dhagarqabe MOORGANKII Isaaqa Xasuuqay Xil Culus Umagacaabaysa Iyo Qorshaha Xalweyste

0
Friday December 11, 2015 - 12:24:20 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 2254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Garguurte Oo Dhagarqabe MOORGANKII Isaaqa Xasuuqay Xil Culus Umagacaabaysa Iyo Qorshaha Xalweyste

    Warar lagu Kalson yahay Ayaa Sheegaya In general maxamed Xirsi Moorgan Loo magacabay Lataliyaha Dhanka Militeriga Raysal wasaaraha Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar lagu Kalson yahay Ayaa Sheegaya In general maxamed Xirsi Moorgan Loo magacabay Lataliyaha Dhanka Militeriga Raysal wasaaraha Soomaaliya Oo Uu Mudo Dheer Khibrad U lahaa,Iyadona Xilani wareegtada Kasoo baxay xafiiska Raysal wasaaraha.


Warkani xafiiska Raysal wasaare cumar cabdirashid kasoo baxay Ayaa Sheegaya Inuu general maxamed Xirsi Moorgan yahay Shaqsi Aad Ugu dhun 
daloola Arimaha Ciidamada Soomaaliya Mudo badana Uu xukumayey.


Mr Morgan Oo Aad Saxiibo u yahiin raysal wasaaraha Soomaaliya Cumar cabdirashid Cali Sharma’arke Ayaa la Sheegaya Inuu yahay Shaqsi wax Badan ka Badali kara Dhanka Awooda militeriga Soomaaliya Iyo Siyaasada.



sababta Loo magacabay Ayaa la Sheegaya Inay tahay Inuu khimradiisa Uga Faa’ideeyo ciidamada Soomaaliya Iyo qaabka Lo tayeyn karayo wakhtigani loogana Guulaysanayo kooxda Shabaab dagaalka ka Dhan ah.


Lakiin Somaliland Oo Aad uga Wal wal qabta Inuu yahay general maxamed Xirsi Moorgan Nin Aad Iyaga Halis Uga Ah ayaa Durba Wal wal ka Muujiyey Inay siyaasada Maamulka Soomaliland wax badan u Dhimayso samayna Ku yeelanayso.


General maxamed Xirsi Moorgan Ayaa Ilo Xog Ogaal u Sheegayaan Somalilanders.Com Inuu Aqbalay macabida Loo magacabay xilkani waxana Uu hada Ku Sugan yahay magaalada Muqdisho mudo Dheer kadib uu tagey.

general maxamed Xirsi Moorgan waxa Uu horay Xilal uga So qabtay Dowladii Militeriga Allah ha U naxariste maxamed siyaasd bare waxana Uu Ahaa la taliyaha Madaxweynaha Sidoo kale waxa Uu noqday wasiirka gashaandhiga Ama Difaaca Soomaaliya.

Soomalida Ayaa qaba Inuu yahay Shaqsi wax badan ka Badalaya Arimaha Soomaaliya Ee ciidamada La’aanta Kujirta.Mohamed-Hirsi-Morgan

Soomalida Ayaa qaba Inuu yahay Shaqsi wax badan ka Badalaya Arimaha Soomaaliya Ee ciidamada La’aanta Kujirta



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates