Wasiir Maareeye oo fudeedkii Habarjecladda ka bilaabay Xamar "Habarjeclooy Muse waa kaa"

0
Sunday January 17, 2016 - 04:02:19 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 4737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Maareeye oo fudeedkii Habarjecladda ka bilaabay Xamar "Habarjeclooy Muse waa kaa"

    Somalilanders.com - Nin u dhashay beesha Reer Yoonis Habarjeclo oo mudo dheer ku jiray xeryaha Qaxootiga Kenya ayaa dhawaan Dowladda Muqdisho ka noqday Wasiirka Warfaafinta iyo Dalxiis laakiin ninkaasi wuxuu durtaba bilabay hab dhaqankii iyo waalidii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waasiir Maareye - Habarjeclo - reer Yoonis
Somalilanders.com - Nin u dhashay beesha Reer Yoonis Habarjeclo oo mudo dheer ku jiray xeryaha Qaxootiga Kenya ayaa dhawaan Dowladda Muqdisho ka noqday Wasiirka Warfaafinta iyo Dalxiis laakiin ninkaasi wuxuu durtaba bilabay hab dhaqankii iyo waalidii Habarjecladda lagu yaqiin ee maahmaahda "HABARJECLOOY MUSE WAA KAA" ku baxday.

Nin oo ku dhashay Burco balse xilligii abaaraha ka mid ahaay dadkii la dejiyay Kuntuwaareey wuxuu iminka ku kacayaa waxyaabo ka baxsan dadnimada iyo xaquuqul insaanka.

1- Hablo ka shaqeeya Wasaaradda Warfaafinta ayuu qasab kula seexday oo uureeyay.

2- Hablo ka shaqeeya Wasaaradda Warfaafinta ayaa dartii u tahriibay kadib markeey u gegsan waayeen falalkiisa qasab ku macaashka ah.

3-Wuxuu shaqaddii ka eryay ama xilalkii ka qaaday Wariyeyaashii ugu waaweynaa Telefishinka SNTV yo Idaacadda Muqdisho kadib markii ay iskaga beeydheen iney ku shaqeeyaan rabitaankiisa.

4- Wuxuu soo saaray sharci odhanaya qofka Suxufi noqonaya waa inuu heeysto shahaado Jaamacadeed balse isaga qudhiisa ayaan heysan xitaa Shahaado Dugsi hoose dhexe.

5- Wuxuu maalmo is xigay maalin sheegay in Somaliland tahay Dowlad madaxbanaan isagoo maalin kalena Somaliland ku tilmaamay maamul ka tirsan dalka Somalia. bal daawo Muuqaalkaan

Inkastoo qofka nuucaani magac xumo ku yahay guud ahaan magaca Beelweynta reer Sheekh Isxaaq hadana waa iney Hawiyuhu fahmaan in dhibtuu ku haayo mid ka balaadhan ay beelaha dega Somaliland ku hayaan qoladiisa Habarjecladda.

Waxaan hubaa inuu Wasiir Xayir Maareeye ka faa-iideeystay isku duubni la-aantiisa sidaas darteed qoladda Wariyeyaasha reer Muqdisho waxaan kula talin laheyn iney isku duubni yeeshaan oo ninka kaligii taliyaha Waalan ka dibadbaxaan si looga saaro xeeyndaabka Wasaaradda loona waarido Wasaaradda biyaha ama tan Isgaadhsiinta maadama uu ahaan jiray Taarwale iyo Kaariyoole aan aqoon u laheyn Warfaafinta .

By Muse Digale.

Hargeisa-Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates