AxmedNur Jimcale oo sumcad daro kala kulmay Hotel uu ka dhacay Ganacsade Baariyow laakiin Isaaqu maxey ka yidhaahdeen ?

0
Thursday April 30, 2020 - 05:55:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3846
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    AxmedNur Jimcale oo sumcad daro kala kulmay Hotel uu ka dhacay Ganacsade Baariyow laakiin Isaaqu maxey ka yidhaahdeen ?

    Somalilanders.com - hadalheynta ugu badan Goobaha lagu caweeyo Magaalooyinka beesha Isaaq degto Somaliland ayaa noqotay xogta ku saabsan in Ganacsade AxmedNur Cali Jimcale dhacay oo 27 sano xoog ku haystay labadoo Hudheel ee Ganacsade Cabduqadir Baar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalilanders.com - hadalheynta ugu badan Goobaha lagu caweeyo Magaalooyinka beesha Isaaq degto Somaliland ayaa noqotay xogta ku saabsan in Ganacsade AxmedNur Cali Jimcale dhacay oo 27 sano xoog ku haystay labadoo Hudheel ee Ganacsade Cabduqadir Baariyow. Siyaasiyiinta, Oday dhaqameedyada iyo ganacsatada beesha Isaaq ayaa intooda badan qaba ineysan beesha DIR u hiilin Cabduqadir Baariyow sidaas darteedna loo baahan yahay in loo istaago sidii Hotelada ka maqan loogu soo celin lahaay.
Inkastoo oday dhaqameedyada beesha Isaaq lagu wado iney Saxaafadda la hadlaan dhawaan haddana Warbaahinta laga leeyahay Somaliland ayaa si weyn u gorfeysay in Fooqa ay degan tahay Hormuud telecom yahay Guri xoog looga haysto Cabduqadir Baariyow.
Baariyow oo ku xanuunsaday Norway ayaa Muqdisho lagu afduubtay.
Kiiska ku saabsan Hudheelka laga dhacay Baariyow wuxuu sumcad xumo ku riday Ganacsade AxmedNur Jimcale oo u dhashay qabiilka Hawiye.
Reer Somaliland ayaa Mr Jimcale u haystay nin wanaagsan oo aamina laakiin iminku dadku waxey aaminsan yihiin inuu ganacsigiisii hore ku bilaabay Hudheelo uu dhacay iyo xoolo Xaaraana.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates