Nin Somalia oo bisad ku cunay Indonesia.

0
Sunday August 28, 2022 - 21:18:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Somalia oo bisad ku cunay Indonesia.

    Somalilanders.com - Isse Mohamud oo loo yaqaan Isse Riyoole ayaa loo xiray bisad uu ka xaday qoys degan meel ku dhaw xero qaxootiga. Isse Riyoole ayaa lagu xukumay Xabsi seddex maalmood ah iyo lacag dhan seddex kun oo dollar. Isse Riyoole wuxuu she

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalilanders.com - Isse Mohamud oo loo yaqaan Isse Riyoole ayaa loo xiray bisad uu ka xaday qoys degan meel ku dhaw xero qaxootiga. Isse Riyoole ayaa lagu xukumay Xabsi seddex maalmood ah iyo lacag dhan seddex kun oo dollar. Isse Riyoole wuxuu sheegay inuu bisadda xaday kadibna karsaday kadib markii uu gaajooday. Somali Qaxootiya ayaa Jakarta Post u sheegay inuu Mr Isse ka soo jeedo Somaliland.

Lama ogga sida uu ku bixin doono lacagta Maxkamadda Jakarta ku xukuntay laakiin waxaa laga yaabaa in laga cafiyo maadama uu yahay qaxooti ku nool dalkaan.

Isse Riyoole oo u dhashay beesha Isaaq gaar ahaan Habarjeclo Adan Madoobe wuxuu horey ugu kacay falal anshax daro ah oo lagu ceebeeyay magaca Isaaq.

Isse Riyoole ayaa codkiisa lagu baahiyay internet-ka isagoo iibinaya gabdhaha Habarjeclo.



A Somali man who ate a cat in Indonesia.

Isse Mohamud known as Isse Riyoole was arrested for stealing a cat from a family living near a refugee camp.

Ise Riyole was sentenced to three days in prison and a fine of three thousand dollars.

Ise Riyoole said that he stole the cat and cooked it after he was hungry.

A Somali refugee told the Jakarta Post that Mr Isse is from Somaliland.

It is not known how he will pay the money sentenced by the Jakarta Court, but he may be forgiven because he is a refugee living in this country.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates