Sirdoonka reer Galbeedka oo xaqiijiyay in Dekadda Macmalka ee Berbera ay argagixisada rabtay iney hub kala degaan"Wasiir Xersi oo ka shaqeeyay"

0
Wednesday March 02, 2016 - 06:24:47 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 7111
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sirdoonka reer Galbeedka oo xaqiijiyay in Dekadda Macmalka ee Berbera ay argagixisada rabtay iney hub kala degaan"Wasiir Xersi oo ka shaqeeyay"

    Somalilanders.com - Wargeyska afka dheer ee Indian Ocean News Letter ayaa kashifay sir culus oo la xiriirta qorshe argagixisadda Somaliland rabtay iney dekad macmila ku sameeystaan degaanka gobolka Saaxil gaar ahaan Magaaladda xadaaradda ee Berbera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalilanders.com - Wargeyska afka dheer ee Indian Ocean News Letter ayaa kashifay sir culus oo la xiriirta qorshe argagixisadda Somaliland rabtay iney dekad macmila ku sameeystaan degaanka gobolka Saaxil gaar ahaan Magaaladda xadaaradda ee Berbera.

Kooxaha sirdoonka ee Itoobiya iyo dawladaha Reer Galbeedkuba waxa si dhaw ula socdaan oo isha kuhayaan dhaqdhaqaaqa Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ahaa Wasiirkii hore Madaxtoyada Somaliland  oo markuu ka fashilmay bishii 26/10/2015 inqilaab uu la rabay inuu Madaxweyne Siilanyo kursiga  kaga qaado ayaa haatan waxa ay Ex wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo kooxo kale oo uu wataa inay ka bilaabeen meel duleedka Berbera kutaala oo masaafo kooban ujirta Berbera 22 KM oo layidhaa Ceel Garde inay ka dhisaan ama sameeyaan Dekeda macmal ah oo argagixisadu isticmaasho, sidaasi waxa qortay wargeyska indian Ocean Leter.

 

Wargeyska Indian ocean waxa uu intaasi ku daray qoraalkiisa in Ex Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan oo afartan Milayn oo dollar urursaday oo gacanta kuhaystaa uu haatan ku foogan yahay sidii uu khalkhal ugalin lahaa maamulka Hargeysa iyo guud ahaan Somaliland iyada oo dekedaasi macmalka ah ee Ceel Garde la rumaysan yahay inay kooxaha alshabaab ee buuraha galgala ku jiraa isticmaali karaan

Waxa Sidaas Qoray Wargeyska The Indian Ocean News Leter 

 
Halakn Hoose ka Akhri Qoraalka Indian Ocean News Leter Qortay

Somaliland Intelligence worried about Hersi Ali Haji Hassan’s downward slide Ethiopian and Western intelligence services are keeping a careful track of the activity of the former Minister to the Presidency, Hersi Ali Haji Hassan. After failing his attempted coup against President Ahmed Mohamed Mahamoud, known as Silanyo ( ION 1414), he has been looking for any means possible to destabilise Hargeisa. According to our sources, Hersi Ali Haji Hassan, who claims to be at the head of a $40 million fortune, reportedly financed the construction of an improvised and unauthorised port at EilGerde. The intelligence services suspect him of wanting to import arms from Yemen to supply Al Shabaab radical Islamists. The latter want operate in the Galgala Mountains, on the Puntland-Somaliland border. The former minister’s brother, who works for funds transfer company Dahabshiil, is also reportedly suspected by the US of being linked to Al-Shabaab.

Source The Indian Ocean News Leter




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates