Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Wadani oo loo magacaabay aqoonyahan caana -HAMBALYO

0
Friday March 11, 2016 - 00:32:08 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 6854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Wadani oo loo magacaabay aqoonyahan caana -HAMBALYO

    Gudoomiye Cirro oo xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Wadani u magacaabay siyaasi - Aqoonyahan caana.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Cirro oo xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Wadani u magacaabay siyaasi - Aqoonyahan caana.

REF/XIS/WAD/XDH/2300/2016                                                                     Date: March 9, 2016

 

 

Ku: Md C/rashiid Xasan Mataan                                                                              =Hargeysa=

Og: Guddiga Fulinta Xisbiga WADDANI                                                              =Hargeysa=

Og: Hoggaanka Xisbiga WADDANI                                                                                     =Hargeysa=

Og: Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI                                                         =Hargeysa:     

 

                                                           Ujeeddo Magacaabis Xil

 

Markan dersey: Qodobka 28 aad ee Xisbiga WADDANI

Markaan Arkay:   Baahida  loo qaba buuxintA jagada Xoghayaha War-faafinta

Markan La Tashaday: Xubnaha Hoggaankaa Xisbiga WADDANI

Marka Aan Ku Qancay: Waayo aragnimada iyo aqoonta uu leeyahay Md C/rashiid Xasan Mataan

Maanta oo ay taariikhdu tahay March,9.2016 wuxuu hoggaanka Xisbiga WADDANI  go’aamiyey inMudane C/rashiid Xasan Mataan uu noqdo Xoghayaha war-faafinta Xisbiga WADDANI

Waxaanu ilaahay uga baaryayaa in uu ku soo kordhiyo  Xisbiga WADDANI figrado wax-ku-ool ah iyo in uu ku soo biirin doono waayo-aragnimo iyo khibraadiisa u gaarka ah .

                                                            ALLAA MAHAD LEH

Md:C/raxmaan Maxamed C/laahi "Cirro”

 

GuddoomiyahA Xisbiga WADDANI




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates