Daawo Full Video Prof Samatar oo ceebeeyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Somaliland"Hogaan ma jiro waana eber Land"

0
Monday April 11, 2016 - 07:31:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 12278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 2
  • Share via Social Media

    Daawo Full Video Prof Samatar oo ceebeeyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Somaliland"Hogaan ma jiro waana eber Land"

    Somalilanders.com - Prof Ahmed Ismail Samatar ayaa markii ugu horeeysay si yasmo ka muuqata u sheegay inuusan aqbalin xubintii loo magacaabay ee ka mid ahaanshaha gudigga raadinta aqoonsigga Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalilanders.com - Prof Ahmed Ismail Samatar ayaa markii ugu horeeysay si yasmo ka muuqata u sheegay inuusan aqbalin xubintii loo magacaabay ee ka mid ahaanshaha gudigga raadinta aqoonsigga Somaliland. Prof Samatar oo khudbo ka jeediyay xaflad lagu qabtay Sweden ,wuxuu sheegay ineysan Somaliland wax jiraba aheyn.
"Hogaan xumo ayaa ku dhacday Somaliland,anigoon ogeyn ayaa la igu diray gudigaan la sheegay ee raadinta aqoonsiga,aniguna waan iska diiday oo inaan aqbalo lagama yaabo waxa nuucaana" ayuu yidhi Prof Samatar.HALKAAN KA DAAWO KHUDBADIISII YAABKA BADNEEYD OO DHAMEEYSTIRAN - FULL VIDEO



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates