Xidhiidh Intee Le'eg Ayaa Ka Dhexeeya Shirkadda TELESOM Iyo Calaamada ILLUMINATI

0
Friday April 15, 2016 - 03:20:35 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 8950
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 4 3
  • Share via Social Media

    Xidhiidh Intee Le'eg Ayaa Ka Dhexeeya Shirkadda TELESOM Iyo Calaamada ILLUMINATI

    Shirkada Telesom oo la Asaasay Sanadki 2001 Ayaa Baadhis Qoto dheer waxa la ogaaday inay ka mid tahay Shirkadaha Somalida Ledahay kuwooda Ku Shaqeeya Illuminati System.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Telesom oo la Asaasay Sanadki 2001 Ayaa Baadhis Qoto dheer waxa la ogaaday inay ka mid tahay Shirkadaha Somalida Ledahay kuwooda Ku Shaqeeya Illuminati System.



Markii Hore waxaa la Odhan Jiray Al-Barakaat Laakiin Mar Danbe ayaa loo Bixiyay Telesom Logo-deedana laga Dhigay ILLUMINATI LOGO Taasi waxay kuu Cadaynaysa Ninka ugu Lacagta Badan Illuminati Waa Bill Gate wuxuuna shir lagaga Hadlayay Technology-yada Suuq ugu sameeyay Telesom oo aynu Ognahay Shaqadeedu inay Local Ku tahay Dalka Gudihiisa Haddaba waa maxay Logo-da Telesom Maxaase Ka Dhaxayn kara Illuminati Marka loo eego Magaceedii hore oo Magac qaaliya ku ah Diiniyan iyo dhaqan ahaanba soomaalida Maxaase keenay logo-dan iyo magacan mida kale ZAAD bal u fiirso logoda Zaad-ka laba saddex gees ayaa labada dacal ka jeeda magaca ZAAD-na wuu u dhaxeeyaa marka la isu keenana loga-da Illuminati ayaa ka soo baxaysa oo dhamaystiran ku weerari mayno TELESOM Laakiin waa in la is weydiiyaa Sababta ka Danbaysa Telesom Logo-deeda iyo Xidhiidhka Illuminati.



Illuminati waxa cabuuda dhaman dadka dunida canka ka ah waxayna la yahin saaxiib dhow shaydaanka islmarkaana wa wax ka fog muslimnimo waxana kow ka ah Bil-Gate oo lo yaqano qofka dunida ugu Hantida badan , Hadaba Su’ashu waxay tahay Telesom Wadanka waxba ma so galiso Kamana Qayb Qadato Horumarka Wadanka Sababto ah waxay u hurta ayna xidhiidh Qoto Dheer la ledahay Shaydanka Wayo waxad ka garan karta Calaamadaha Ugu Xardhan Astaamaheeda Sida tusaale Ahan Zaad Service ,


Hadaba Waxan Ku war galin laha Dhaman Dadka Indheer Garadka Ah inay arinkas Fiiro gara siiyan Waxna laga qabto Wayo Hadan la iska Qaban Berina waxa lagu arki Dona Wadanka Shirkado kale oo wax ka daran keena Waxayna fariin U tahay Shirkadaha Jaajusnimada wadanka ka wada Dadkana barayaa Dhaqamada Faraha Xun leh .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates