Daawo Itoobiyaankii Juudaanka qabay oo Ilmo Kale ku Cunay Togdheer.

0
Thursday April 21, 2016 - 01:20:30 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 5684
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Itoobiyaankii Juudaanka qabay oo Ilmo Kale ku Cunay Togdheer.

    wararka laga helaayo gobolka Togdheer ayaa sheegaya in Wiil yar oo 11 Jir ah ayaa lagu cunay Degmada Balidhiig oo ka tirsan gobolka Togdheer.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wararka laga helaayo gobolka Togdheer ayaa sheegaya in Wiil yar oo 11 Jir ah ayaa lagu cunay Degmada Balidhiig oo ka tirsan gobolka Togdheer.
ilaa hada lama garan lamana qaban cidii cuntay ilamahan yar balse Booliska ayaa la sheegay in ay ku raad joogan falkan oo ah kii labaad ee ka dhaca Gobolka Togdheer sanadkan iyada oo hore sidan oo kale Gabadh yar loogu cunay Gobolka Togdheer,iyada oo falalkan dadka Reer Togdheer farta ku fiiqaan Itoobiyan qaba cudurka Juudaanka oo ku soo qul qulaya Gobolka Togdheer iyaga oo ka soo gudbaya xuduudka Itoobiya iyo somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates