|
||||||
Daawo Gabadh Somaliyeed oo Nin Suuriyaan ah Guursaday oo Ka Cabanaysa Cunsuriyayn
Gabadhan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo naciima oo uu guursaday nin Siiriyaan ah oo qaxooti markeedi hore ku ahayd wadanka Siiriya ayaa hadeer ninkeedu mar kale noqday qaxooti ,
hada waxay ku nool yihiin wadanka Finland, gabadhan Soomaaliyeed ayaa ka cabanaysa cunsurinimo iyada iyo ilmaheeda lagula kaco markasta,iyada oo sheegtay in ehelka ninkeedu ugu yeedhaan tii madoobayd ee afrikaanada ahayd.
Leave a comment |
|
Nagala soo xiriir: [email protected] |
Copyright © 2009 - 2024 Somalilanders.com All Rights Reserved. |