Masar Iyo Turiga Oo Berbera Isku Haysta, Taliyaha Sirdoonka Somaliland Oo Masar Looga Yeedhay AKHRI SIR-Culus

0
Friday April 22, 2016 - 13:32:25 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 5925
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masar Iyo Turiga Oo Berbera Isku Haysta, Taliyaha Sirdoonka Somaliland Oo Masar Looga Yeedhay AKHRI SIR-Culus

    Labada dawladood ee Masar iyo Turkiga ayaa waxa ka dhex-dilaacay dagaal qabow oo ugu tartamayaan gacan-ku-haynta saldhig

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labada dawladood ee Masar iyo Turkiga ayaa waxa ka dhex-dilaacay dagaal qabow oo ugu tartamayaan gacan-ku-haynta saldhig
ciidan oo ay dawladaha Khaliijku ku talo jiraan inay ku yeeshaan magaalada Berbera taasoo ujeedada ay ka leeyihiin tahay in ciidamada cirka iyo badda ee dawladaha Isbahaysiga dagaalka kula jira maleeshiyada Xuutiyiinta iyo ciidamada wali ka amar qaata madaxweynihii Yaman Cali Cabdalla Saalax ay isticmaali karaan madaarka iyo dekedda Berbera marka loo baahdo.

Siday diblomaasiyiin u dhuun daloola arimahani ay Somalilanders iyo Waagacusub u tibaaxeen, dawladaha Isbahaysiga Carbeed gaar ahaan dawladda Imaaraatka ayaa damacsan inay saldhigaasi dajiso ciidamo Masaari ah ama Turki ah taasoo durtaba keentay in labaas dawladood ee Suniga ahi tartan u galaan gacan-ku-haynta saldhigaasi ciidan iyadoo ay Masaaridu martiqaadeen Taliyaha Sirdoonka Somaliland Jaamac Maxmuud kaasoo Hargeysa ku soo laabtay ka hor intii aanu wafdi ka socda dawladda Masar dhawaan socdaal ku iman Somaliland.


Taliyaha Sirdoonka ayaa waxay is-xigaan wiilka uu madaxweyne Siiraanyo soddoga u yahay ee Baashe Cawil kaasoo ah ninka baryahanba xoog uga shaqeynayey loolanka adagna ugu jiray iskaashi ciidan oo dhex mara Somaliland iyo dawladaha Carabta.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates