Daawo Kenya oo Arrin yaab leh kala shirtay Beel somaliyeed iyo Waji gabaxa ka Raacay Xukuumadda Muqdisho.

0
Tuesday April 26, 2016 - 03:46:59 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 1578
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Kenya oo Arrin yaab leh kala shirtay Beel somaliyeed iyo Waji gabaxa ka Raacay Xukuumadda Muqdisho.

    Kulan u dhaxeeya Dowlada kenya iyo beesha mareexaan ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya, waxaana Shirkan kasoo dhex muuqday siyaasiyiin caan ah oo ay ka mid yihiin Raysal wasaareyaal hore RW. Cabdiwali SHeekh Axmed iyo RW Cabd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan u dhaxeeya Dowlada kenya iyo beesha mareexaan ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya, waxaana Shirkan kasoo dhex muuqday siyaasiyiin caan ah oo ay ka mid yihiin Raysal wasaareyaal hore RW. Cabdiwali SHeekh Axmed iyo RW Cabdi faarax Shirdoon (SAACID) iyo Ugaaska Beesha Mareexaan. shirkaan ayaa looga hadlayay sidii dowlada kenya iyo beesha mareexaan isaga kaashan lahaayeen amaanka oo la sheegay in ay kenya aaminsantahay in beeshani amaankeeda khatar ku tahay siday hore u sheegtay, Iyadoona Looga hadlay Eedayntii Dawlada Kenya usoo Jeedisay Beesha Mareexaan Kadib Weerarkii Ceel-cade,mana cada kenya in ay ka raali galisay eedayntii weerarkii ceel cadde oo kenya sheegtay in ay qayb ku lahayd beesha mareexaan,tani waxay fadeexad iyo ceeb ku tahay dawladda faderalka somalia oo halkii ay bulshadeeda ka matali lahayd danahooda dawlad kale u yeedhayso qabiil ka mid ah qabiilada somaliyeed ay dawladda ugu magacaabantahay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates