Fanaaniinta kooxda Qeyladhaan ayaa soo saaray hees tiiraanyo iyo calool xumo badan iyagoo uga hadlay sababta dhalinyaradda Soomaaliyeed u haligayaan naftooda. Fanaaniinta Qeyladhaan ayaa heestooda ku muujiyay daruufaha ku xeeran tahriibka dhalinyaradda Soomaaliyeed oo dalkooda ka soo hayaamay markii ay ka waayeen cadaalad iyo rajaddii ay ku taamayeen.
Heestaani waxeey noqoneysaa heesaha la soo saaray tan ugu saameeynta badan laakiin kuwa sheegta siyaasiyiinta Soomaaliyeed waxaa hubaala ineysan qalbigooda saameeyn ku yeelan doonin maadama aysan kala jecleeyn geeri iyo nolol siduu noqdo xaalka dhalinta Soomaaliyeed.
Daawo Fanaaniinta Qeyladhaan oo hees ku garaacay maamul goboleedyadda iyo Siyaasiyiinta Somalida
Fanaaniinta kooxda Qeyladhaan ayaa soo saaray hees tiiraanyo iyo calool xumo badan iyagoo uga hadlay sababta dhalinyaradda Soomaaliyeed u haligayaan naftooda.