|
||||||
Daawo Wasiiro iyo Xildhibaano laga helay boorsooyinkooda hub iyo walxaha qarxa
Wasiiro ka tirsan Xukumadda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay qirtay iney qaar ka mida Masuuliyiinta Xukumadooda yihiin argagixiso lana shaqeeyaan.
Wasiirka Duulista hawadda Somaliland ayaa sheegay iney garoonka Egal Airport ku qabteen Wasiiro iyo Xildhibaano boorsooyinkooda ku qariyay hub iyo walxaha qarxa kuwaas oo diyaaradda rabay iney ku qarxiyaan.
"Waxaa jira boorsooyin hub iyo walxaha qarxa ka buuxeen oo aan qabanay iyo kuwa diyaaradaha lala raacay oo Jibouti lagu qabtay" ayuu yiri Wasiirka oo dhinaca kale sheegay in ninkii qarxiyay Daallo Airlines uu ku noolaan jiray gurigga Masuul sare oo ka tirsan Xukumadda Somaliland. Leave a comment |
|
Nagala soo xiriir: [email protected] |
Copyright © 2009 - 2024 Somalilanders.com All Rights Reserved. |