Adeega Lacagaha ZAAD Ee TELESOM Oo Hawadda Ka Baxay

0
Friday May 13, 2016 - 02:57:54 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 5855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Adeega Lacagaha ZAAD Ee TELESOM Oo Hawadda Ka Baxay

    Hargeysa(Somalilanders) ZAAD-kii oo hawada Ka baxay + bulshada iyo Ganacsatada oo isku jaahwareersan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Somalilanders) ZAAD-kii oo hawada Ka baxay + bulshada iyo Ganacsatada oo isku jaahwareersan
Adeega xawilaadaha lacagta mobileka lagu qaato ee ZAAD shirkadda telesom ee Somaliland ayaa hawadda ka maqan mudo ku siman afar sacadood, gebi ahaanbana waxa istaagay dhaqdhaqaaqyada ganacsiga ee Meheradaha ubadan kuwa laga cunteeyo ee Suuqyada Somaliland siiba caasimada Hargeysa,


Bulshada ayaa inteeda badan lacagahooda u adeegsada adeegan waxana jahwareer kala haystaa Ganacsatada Taxi-yada Basaaska iyo goobaha laga cunteeyo maadama oo anay jirin talaabo kale oo lacagtooda ay kula bixi karaan iyo hab ay isu deberaan,



Maaha markii u horeyasay ee Sidan oo kale adeega ZAAD ee telesom hawadda uga boxo ha yeeshe waa waqtigii ugu dheeraa ee Adeegu lacaguhu mudo Afar sacadood ah Hawadda ka maqnaado


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates