Share with your friends via email

Daawo Gudoomiye Cirro oo Hadal ka cadhaysiiyay Taageerayaashiisa ka yidhi 18 May.

Gudoomiyaha Xisbiga wadani Cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay maalinta 26-ka June iyo 18-ka may oo murankeedu baryahan soo ifbaxayay mida somaliland noqonaysa maalinteeda qaran.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip