Share with your friends via email

Daawo Sidii Dilkii Weriye Sagal Salaad Cusmaan oo Muqdisho lagu Dilay u Dhacay.

Rag hubeysan ayaa degmada Hodon ee magaalada Muqdisho Wariye Sagal Salaad Cusmaan oo ka tirsaneyd shaqaalaha Radio Muqdisho. Wariye Sagal Salaad ayaa la sheegay in lagu dilay agagaarka Isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip