Share with your friends via email

Daawo Wasiir ka mid ah wasiiradda somaliland oo Dhex seexday shir uu Gudoominayay.

Wasiirka waxbarashada somaliland Cabdilahi Habane ayaa cameradu qabatay isaga oo dhex seexday shir uu gudoominayay oo uu la lahaa masuuliyiinta ka hawlgala wasaaradda waxbarashada somaliland.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip