Share with your friends via email

Daawo Weriye HCTV Ka Tirsan oo Ka Xanaajiyey qaar ka mid ah wasiiradda silanyo oo Waydiiyey sababta ay Uga Aamusanyihiin Tv-gooda Hawada laga saaray iyo Weriyaha Itoobiya Afduubatay.

Wasiiradda Arrimaha Gudaha Somaliland iyo warfaafinta ayaa markii ugu horaysay ay saxafaddu fursad ugu heshay in ay wax ka waydiiso arrimo xaasaasi ah oo ka dhex taagan somaliland Iyo Itoobiya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip