Share with your friends via email

Daawo Nin Cadaan ah oo Af somaliga ku Hadla Lana Baxay Magac Somali Cumar Warsame.

Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaal nin Cadaan ah oo hadda ku nool wadanka New Zealand oo Soomaaliga si sax ah ugu hadlaya isaga oo weliba la baxay Cumar Warsame. wuxuu sidookale ka waramayaa sida uu ku bartay afka iyo dhaqanka Soomaalida

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip