Share with your friends via email

Daawo Nin Shabab ka tirsan oo kenya Xidhay oo Intuu Askartii qori ka xoogay kadibna Xasuuqay.

Nin la sheegay inuu ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo lagu hayey saldhig ku yaalla galbeedka dalka Kenya, ayaa Qori ka xoogay sarkaal booliis, islamarkaana dilay Shan sarkaal, ka hor inta uusan dhowr maxbuus afduuban.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip