Share with your friends via email

Daawo Nin Soomaliyeed oo Xaaskiisu ku gubtay Nairobi oo lagu sheegay inuu Dhintay, oo Xaaladiisa ka Warbixiyey.

Daahir Tuure Caddow oo ah Nin Soomaaliyeed ayaa maalin dhowayd ay Xaaskiisa ku gubtay magaalada Nairobi iyadoo ku shubtay Saliid Kulul, ayaa dadka qaar ay Baraha Bulshada ku baahiyeen inuu Geeriyooday.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip