Share with your friends via email

Xuska Maalinta HIV/AIDS Adduunka Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Bulshada Ugu Bushaareeyay In HIV/AIDS-ku Hoos U Dhacay

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ka qayb xuska maalinta dunida laga xuso ee HIV/AIDS-ka, waxaanu sheeay in hoos u dhac kala badh ah uu sameeyay heerka cudurkaasi Somaliland ka joogay laba sanno ka hor.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip