Share with your friends via email

Xukumadda Oo Dad u Xidh-xidhay Nin Sirdoonka Itoobiya Ah Oo Hargeysa Lagu Dilay

Wasiir ku xigeenka amniga Maxamed Muuse Diiriye oo wax laga waydiiyey nin ka tirsan ciidamada Itoobiya oo dhowaan la sheegay in Hargeysa lagu dilay, waxana uu sheegay in Dilkaasi uu jiro, isla markaana baadhitaano kala duwan lagu hayo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip