Share with your friends via email

Daawo Feysal Cali Waraabe oo Gudoomiye Cirro ugu hanjabay inuu toogan doono iyo dacwad laga gudbiyay

Somalilanders.com - Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadani ayaa dacwad ku oogay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Warabe kadib markii uu gudigga komishinka hortiisa ugu hanjabay inuu toogan doono.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip