Share with your friends via email

Daawo sida argagixisadda Shabaab u xasuuqeen Ciidankii Kenya - Darawalkii Taangiga maxaa ku dhacay ?

Somalilanders.com - Argagixisadda Koofurta Somalia ee Al-Shabaab ayaa sii daayay muuqaal argagax iyo cabsi badan oo ay ka duubeen sideey u xasuuqeen askartii Kenya ee taliska Ceelcadde ee gobolka Gedo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip