Wararka

Daawo Wasiir Hadliye oo Habaaray Nabadda somaliland iyo Weriye HCTV Ka Tirsan oo Ka Cadhooday.

0 Visits: 14360 | Wednesday May 18, 2016 - 00:47:00
Daawo Wasiir Hadliye oo Habaaray Nabadda somaliland iyo Weriye HCTV Ka Tirsan oo Ka Cadhooday.

Read More »

Daawo Gudoomiye Cirro oo Hadal ka cadhaysiiyay Taageerayaashiisa ka yidhi 18 May.

0 Visits: 1826 | Wednesday May 18, 2016 - 00:43:58
Gudoomiyaha Xisbiga wadani Cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay maalinta 26-ka June iyo 18-ka may oo murankeedu baryahan soo ifbaxayay mida somaliland noqonaysa maalinteeda qaran.

Read More »

Daawo Rag Al shabab ka Tirsan oo Ciidanka Booliska somaliland Hargeysa ku Qabteen Iyo Ciidanka Booliska oo ka hadlay Khasaaraha Ciidanka ka Soo gaadhay iyo fariin ay shacabka u direen.

0 Visits: 5664 | Monday May 16, 2016 - 22:18:09
)xalay ayay ciidanka booliska somaliland hawl gal ka sameeyeen guryo ku ku yaalla magalada Hargeysa,waxaana guryahaasi lagu qabtay rag la rumaysan yahay in ay xidhiidh la leeyihiin kooxda al shabab.

Read More »

Daawo Nairobi oo la isku galay oo Faraha la isula Tagay Iyo Waxa Dhacay.

0 Visits: 10151 | Monday May 16, 2016 - 21:06:23
Daawo Nairobi oo la isku galay oo Faraha la isula Tagay Iyo Waxa Dhacay.

Read More »

Daawo Waraabe Hargeysa lagu Qalay oo Xubnihiisa Kala Iibsigeeda La Isku Dilay Iyo Faa`iidada uu Leeyahay.

0 Visits: 2052 | Sunday May 15, 2016 - 18:45:05
Daawo Waraabe Hargeysa lagu Qalay oo Xubnihiisa Kala Iibsigeeda La Isku Dilay Iyo Faa`iidada uu Leeyahay.

Read More »

Daawo Dood Kulul oo la isku Faro Saaray Mucaaridka WADANI Iyo Xukuumadda Silanyo oo ku saabsan wareejinta Dekadda Berbera iyo waxa dhacay.

0 Visits: 11412 | Saturday May 14, 2016 - 19:14:12
Daawo Dood Kulul oo la isku Faro Saaray Mucaaridka WADANI Iyo Xukuumadda Silanyo oo ku saabsan wareejinta Dekadda Berbera iyo waxa dhacay.

Read More »

Shirkadii DUBAI WORLD Oo Ka Yaabtay Musuq maasuq Qaawan oo Baashe Moorgan ula Badheedhay,

0 Visits: 1646 | Friday May 13, 2016 - 03:18:19
Madaxweyne Siiraanyo oo ay weheliyaan xaaskiisa Aamina Waris , wiilka uu soddoga u yahay ee Baashe Cawil iyo intii muqarabiinta qoyska madaxtooyada aheyd

Read More »

SOMALILAND: Haayadaha Amaanka Oo Diiradda ku haya, Masuul Looga Shaki San yahay Fulinta Falal Argagixiso,

0 Visits: 1475 | Friday May 13, 2016 - 03:01:10
SOMALILAND: Haayadaha Amaanka Oo Diiradda ku haya, Masuul Looga Shaki San yahay Fulinta Falal Argagixiso,

Read More »

Adeega Lacagaha ZAAD Ee TELESOM Oo Hawadda Ka Baxay

0 Visits: 5852 | Friday May 13, 2016 - 02:57:54
Hargeysa(Somalilanders) ZAAD-kii oo hawada Ka baxay + bulshada iyo Ganacsatada oo isku jaahwareersan

Read More »

Daawo Somaliland oo Ka Xanaaqday sidii Madaxwayne silanyo Jabuuti Loogu Qaabilay Iyo Xidhiidhkii somaliland iyo Jabuuti oo Xumaaday.

0 Visits: 1438 | Tuesday May 10, 2016 - 23:34:21
Daawo Somaliland oo Ka Xanaaqday sidii Madaxwayne silanyo Jabuuti Loogu Qaabilay Iyo Xidhiidhkii somaliland iyo Jabuuti oo Xumaaday.

Read More »

Daawo Cabdi Good oo Somaliland ku sifeeyay guriga Qabyaaladda iyo cadaalad daradda

0 Visits: 13661 | Sunday May 08, 2016 - 17:56:09
Daawo Cabdi Good oo isagoo saqraansan sheegay in Somaliland qabyaalad fadhido.

Read More »

Daawo Xukuumadda silanyo oo Xukuno Adag ku Xukuntay Madax dhaqameed ka soo Jeeda Beesha Sacad muuse.

0 Visits: 3755 | Monday May 02, 2016 - 23:02:35
Daawo Xukuumadda silanyo oo Xukuno Adag ku Xukuntay Madax dhaqameed ka soo Jeeda Beesha Sacad muuse.

Read More »

Daawo Kaftanka Siyaasadda cali xaraare oo Buuhoodle Kaga Cawaandi sanaaday Cali Khaliif Galaydh Sheeko qosol badan.

0 Visits: 3034 | Monday May 02, 2016 - 01:54:38
Daawo Kaftanka Siyaasadda cali xaraare oo Buuhoodle Kaga Cawaandi sanaaday Cali Khaliif Galaydh Sheeko qosol badan.https://www.youtube.com/watch?v=H2SycXRCwYI

Read More »

Daawo Oday 65 Jir ah oo Baadiyaha Kula Dagaalama Kooxda Al shabab Markii ay Gawraceen Wiilkiisa Xoolihiina Ka Dhaceen.

0 Visits: 1727 | Sunday May 01, 2016 - 01:25:19
Daawo Oday 65 Jir ah oo Baadiyaha Kula Dagaalama Kooxda Al shabab Markii ay Gawraceen Wiilkiisa Xoolihiina Ka Dhaceen.

Read More »

Daaawo wasiir silanyo xika ka qaaday oo dar daaran yaab leh ka sii bixiyay xilka qaadistiisa

0 Visits: 24575 | Saturday April 30, 2016 - 00:34:33
Daaawo wasiir silanyo xika ka qaaday oo dar daaran yaab leh ka sii bixiyay xilka qaadistiisa

Read More »

Sarkaal Ka Tirsan KULMIYE Caana ka Ahaa madaxtooyada Somaliland oo Muqdisho iska dhiibay

0 Visits: 10101 | Friday April 29, 2016 - 21:00:22
Gudoomiyihii qaban qaabada ee shirweynahii xisbiga Kulmiye ee dhawaan Hargysa ka qabsoomay laguna soo doortay

Read More »

Daawo Somaliland oo Afti Dadwayne ka qaadaysa Saddex Gobol Midkay Rabaan Somaliland Iyo Somalia.

0 Visits: 1904 | Friday April 29, 2016 - 02:22:01
Daawo Somaliland oo Afti Dadwayne ka qaadaysa Saddex Gobol Midkay Rabaan Somaliland Iyo Somalia.

Read More »

Daawo Wasiiro iyo Xildhibaano laga helay boorsooyinkooda hub iyo walxaha qarxa

0 Visits: 19819 | Wednesday April 27, 2016 - 19:31:19
Wasiiro ka tirsan Xukumadda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay qirtay iney qaar ka mida Masuuliyiinta Xukumadooda yihiin argagixiso lana shaqeeyaan.

Read More »

Daawo Fanaaniinta Qeyladhaan oo hees ku garaacay maamul goboleedyadda iyo Siyaasiyiinta Somalida

0 Visits: 5991 | Wednesday April 27, 2016 - 15:36:28
Fanaaniinta kooxda Qeyladhaan ayaa soo saaray hees tiiraanyo iyo calool xumo badan iyagoo uga hadlay sababta dhalinyaradda Soomaaliyeed u haligayaan naftooda.

Read More »

Daawo Jamaal Cali Xuseen oo Dhiigkar Ka qaaday siyaasadii UCID Ee Jahwareersanayd oo Si Xun u Xanaaqay oo Hadal Ka Dhacay.

0 Visits: 6011 | Tuesday April 26, 2016 - 03:51:56
Daawo Jamaal Cali Xuseen oo Dhiigkar Ka qaaday siyaasadii UCID Ee Jahwareersanayd oo Si Xun u Xanaaqay oo Hadal Ka Dhacay.

Read More »

Video Updates