English News

Daawo Fadeexada Khilaafkii UCID oo dib u Istaadhmay iyo Masuul UCID ka Tirsan oo Siro Badan kashifay oo cali Gurey Weeraray.

0 Visits: 7506 | Wednesday July 27, 2016 - 19:37:48
Daawo Fadeexada Khilaafkii UCID oo dib u Istaadhmay iyo Masuul UCID ka Tirsan oo Siro Badan kashifay oo cali Gurey Weeraray.

Read More »

Daawo Mudaharaadkii Xukuumadda silanyo looga soo horjeeday Ee ka Bilaabmay Sheekh iyo Berber oo Gaadhay Magalada Burco.

0 Visits: 8604 | Tuesday July 26, 2016 - 20:43:31
Daawo Mudaharaadkii Xukuumadda silanyo looga soo horjeeday Ee ka Bilaabmay Sheekh iyo Berber oo Gaadhay Magalada Burco.

Read More »

Daawo Axmed Naaji oo lagu yidhi Soomaali ma tihid oo ka ilmeeyay Cunsuriyad wayn oo lagula kacay oo afka furtay.

0 Visits: 1781 | Sunday July 24, 2016 - 20:58:59
Daawo Axmed Naaji oo lagu yidhi Soomaali ma tihid oo ka ilmeeyay Cunsuriyad wayn oo lagula kacay oo afka furtay.

Read More »

Daawo Dhakhaatiirtii iyo Shaqaalihii Cusbitaalka Deva Ee Magalada Muqdisho oo ka mudaharaaday Erigii Hay`adda Nile Ee Cusbitaalka.

0 Visits: 1753 | Saturday July 23, 2016 - 21:40:35
Daawo Dhakhaatiirtii iyo Shaqaalihii Cusbitaalka Deva Ee Magalada Muqdisho oo ka mudaharaaday Erigii Hay`adda Nile Ee Cusbitaalka.

Read More »

Daawo Maxaad kala socotaa Micnaha ku Duugan iyo meesha uu ka yimid Jeebka yar ee Surwaalka Jiinisku leeyahay(Xogta Dahsoon)

0 Visits: 13535 | Saturday July 23, 2016 - 00:26:19
Daawo Maxaad kala socotaa Micnaha ku Duugan iyo meesha uu ka yimid Jeebka yar ee Surwaalka Jiinisku leeyahay(Xogta Dahsoon)

Read More »

Daawo Xildhibaan Prof Dalxa oo si kulul uga horyimid saarista somalia ee Hay`adda Nile Turki ee xukuumaddu saartay iyo faa`iidada ay shacabka u lahayd.

0 Visits: 1767 | Friday July 22, 2016 - 22:36:30
Daawo Xildhibaan Prof Dalxa oo si kulul uga horyimid saarista somalia ee Hay`adda Nile Turki ee xukuumaddu saartay iyo faa`iidada ay shacabka u lahayd.

Read More »

Daawo Garoowe oo laga seexan iyo somaliland oo qarka u saaran in ay la wareegto

0 Visits: 11371 | Friday July 22, 2016 - 00:07:08
Daawo Garoowe oo laga seexan iyo somaliland oo qarka u saaran in ay la wareegto

Read More »

Daawo Fadeexada Odayaal qaatay Magtii Dadkii Jaamac Dubadd Iyo Gaashaamo lagu Xasuuqay oo Cabdi Ilay u Tagay Iyo Suldaan Cune oo siro badan kashifay.

0 Visits: 8672 | Wednesday July 20, 2016 - 19:39:15
Daawo Fadeexada Odayaal qaatay Magtii Dadkii Jaamac Dubadd oo cabdi ilay u tagay Iyo Gaashaamo lagu Xasuuqay Iyo Suldaan Cune oo siro badan kashifay.

Read More »

Weriye Fal dhaqan xumo oo uu sameeyay Hargeysa lagu xidhay oo Bari la maxkamadaynayo.

0 Visits: 14344 | Tuesday July 19, 2016 - 21:17:52
Magaalada Hargeysa , ciidamada boliiska ayaa maanta xabsiga u taxaabay gudoomiyihii wargeyska ka ka soo baxa magaalada hargeysa oo magaciisa lagu sheegay Muniir Axmed Cigaal .

Read More »

Daawo Haweenaydii Somaliyeed ee ugu horaysay oo Muqdisho kaga Dhawaaqday murashaxnimadeeda Madaxwaynaha somalia.

0 Visits: 8973 | Tuesday July 19, 2016 - 21:08:19
Daawo Haweenaydii Somaliyeed ee ugu horaysay oo Muqdisho kaga Dhawaaqday murashaxnimadeeda Madaxwaynaha somalia.

Read More »

Daawo Calaa calka Reer Puntland oo ka qayliyey jabkii ciidanka somaliland maanta gaadhsiiyeen.

0 Visits: 16740 | Monday July 18, 2016 - 19:56:02
Daawo Calaa calka Reer Puntland oo ka qayliyey jabkii ciidanka somaliland maanta gaadhsiiyeen.

Read More »

Wardegdega: Daawo shacabka Turkiga oo qabsaday Taangiyadii afgembiga fuliyay iyo Saraakiil ka mida oo Xabsiga loo taxaabay

0 Visits: 11342 | Saturday July 16, 2016 - 01:52:01
Somalilanders.com - shacabka Turkey ayaa qabsaday gacan ku heynta laba ka mida taangiyadii Istanbul afgembiyay iyadoo malaayiin qofna wadooyinka iskuugu soo baxeen.

Read More »

Daawo khudbadaha beentii Jigjiga - Wasiiradda Somaliland iyo Cabdi Ileey

0 Visits: 6577 | Friday July 15, 2016 - 18:50:52
Somalilanders.com , Inkastoo xabsiga laga sii daayey Wariye Mukhtar Nuux hadana waxaa Jigjiga ka dhacay bahdilaad tii ugu xumeeyd taas oo gaadhay in lagu qasbo Wariyahii lagu tacadiyay inuu mahadnaq u diro Madaxweynaha gacan ku dhiiglaha Jigjiga ee Cabdi Ileey.

Read More »

Daawo Live - Faransiiska oo dhimashadu gaartay 70 qof iyo boqolaal dhaawaca

0 Visits: 15881 | Friday July 15, 2016 - 01:55:10
Daawo Live - Reports of more than 60 dead, shots fired, local authorities calling it a terrorist attack Mass Terror Attack Using Truck in Nice, France - Dozens Dead Breaking news reports indicate a large truck plowed through pedestrians celebrating Bastille Day in the southern beach town, Nice. American…

Read More »

Daawo sida Cabdi Iley u bahdilay Wasiiradii Somaliland oo sida arday la fariisiyay kuraas ?

3 Visits: 34157 | Friday July 15, 2016 - 01:18:48
Somalilanders.com - Inteeynu xumeeyn laheyn walaalaheena Koofurta bal daawo halkeeynu gaadhnay maanta ?

Read More »

Daawo Nin Shabab ka tirsan oo kenya Xidhay oo Intuu Askartii qori ka xoogay kadibna Xasuuqay.

0 Visits: 10822 | Thursday July 14, 2016 - 18:00:20
Nin la sheegay inuu ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo lagu hayey saldhig ku yaalla galbeedka dalka Kenya, ayaa Qori ka xoogay sarkaal booliis, islamarkaana dilay Shan sarkaal, ka hor inta uusan dhowr maxbuus afduuban.

Read More »

Daawo Xuseen Shire iyo Xaawo Kiin - heestii Har ii Jiid oo jaceyl dhaba isu bedeshay

0 Visits: 0 | Tuesday July 12, 2016 - 01:43:02
Daawo Xuseen Shire iyo Xaawo Kiin - heestii Har ii Jiid oo jaceyl dhaba isu bedeshay

Read More »

Daawo wiil uu dhalay Osama Binladen oo sheegay in uu maraykanka uga Aargudi doono dilkii ay Aabihiis u gaysteen.

0 Visits: 3537 | Monday July 11, 2016 - 22:33:35
Daawo wiil uu dhalay Osama Binladen oo sheegay in uu maraykanka uga Aargudi doono dilkii ay Aabihiis u gaysteen.

Read More »

Daawo Fanaanadda Nimco dareen iyo Musikiiste Furinle oo meherkoodii kadib soo wada qaaday hees Jaceyl isku dhuuqa ?

0 Visits: 32265 | Monday July 11, 2016 - 00:27:25
Somalilanders.com - Fanaanadda Nimco Dareen ayaa markii ugu horeeysay hees jaceyl soo dhaweeyna la soo qaaday ninka ay barteeda Facebook ku sheegtay iney guursatay ee Muusikiiste Axmed weli Furinle. Fanaanadda Nimco dareen ayaa bajkeeda la aqoonsan yahay ee lagu furay Baasaboorkeeda soo gelisay Fariin…

Read More »

Daawo Meherka Muusishanka Caanka ah Axmed Wali Furinle iyo Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen.

0 Visits: 35456 | Saturday July 09, 2016 - 22:55:00
Daawo Meherka Muusishanka Caanka ah Axmed Wali Furinle iyo Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen.

Read More »

Video Updates