Wararka

Xarunta Xuquuqal Insaanka oo soo saartay warbixin faah faahinaysa xaaladda xuquuqal insaan ee Somaliland

0 Visits: 6022 | Wednesday December 09, 2015 - 14:05:45
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay maanta, 9kii December 2015, soo saartay warbixintan oo ku saabsan xaaladda xuquuqal insaan ee Somaliland. Xarunta Xuquuqal Insaanku waa urur tabaruc ah oo aan dawli ahayn

Read More »

Maleshiyaadka Cabdi Iley oo dad shacab ah ku laayey Qabri-bayax

0 Visits: 21321 | Sunday December 06, 2015 - 20:19:58
Garowe(SLD)Madaxa maamulka Jigjiga iyo kooxdii lasocotay oo saaka ka amba-baxay magaalada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar ayaa wax yar kuhakaday magaalada Qabri-bayax.

Read More »

Hargeysa: Muuse Biixi oo Booqday Xaafada Axmed Dhagax.

0 Visits: 1948 | Tuesday December 01, 2015 - 22:55:15
Gudoomiyaha xisbiga kulmiye ahna musharaxii lagu cumamaaday shirwaynihii kulmiye ee 10-kii november ka dhacay hotel maansoor ayaa galabta booqasho ku tagay qaar hotelka

Read More »

Xuska Maalinta HIV/AIDS Adduunka Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Bulshada Ugu Bushaareeyay In HIV/AIDS-ku Hoos U Dhacay

0 Visits: 1715 | Tuesday December 01, 2015 - 22:51:07
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ka qayb xuska maalinta dunida laga xuso ee HIV/AIDS-ka, waxaanu sheeay in hoos u dhac kala badh ah uu sameeyay heerka cudurkaasi Somaliland ka joogay laba sanno ka hor.

Read More »

Daawo Xildhibaan qoyskiisa nolol xumo la liitaan oo Burco kula aqal galay gabadh yar

0 Visits: 7044 | Monday November 30, 2015 - 18:13:37
Halkan Ka Daawo Mooshin Quute Xildhibaan Saleebaan Cawid Cali Bukhaari oo ku Qooqay Xoogaagi uu Kahelay Xukuumada Siilaanyo isaga oo Guursaday Gabadh-yar oo 17 Jir ah, iyo Tiisi hore oo Daayacan

Read More »

DAAWO Hordhaca Wareysi Xiiso Badan Raysal Wasaare Xigeenka Somalia Oo Ka Shifay Xogo Ku Aadan Somaliland

0 Visits: 1860 | Monday November 30, 2015 - 16:57:53
Hargeysa(SD) Hordhaca Wareysi Xiiso Badan Raysal Wasaare Xigeenka Somalia Oo Ka Shifay Xogo Ku Aadan Somaliland

Read More »

C/raxmaan Cadami oo ka biyo diiday Hadal ka soo yeedhay wasiirka Khaarajiga S/land

0 Visits: 1823 | Monday November 30, 2015 - 16:57:51
Hargeysa(SD) C/raxmaan Cadami oo ka biyo diiday Hadal ka soo yeedhay wasiirka Khaarajiga S/land

Read More »

Siyaasi ka mida Kaadiriinta Ucid oo dafiray Hantidii ay Jamaal & C/rashiid Gashadeen Ucid

0 Visits: 1710 | Monday November 30, 2015 - 16:57:46
Hargeysa(SD) Siyaasi ka mida Kaadiriinta Ucid oo dafiray Hantidii ay Jamaal & C/rashiid Gashadeen Ucid

Read More »

" Xisbiguu Faysal Aasaasay 2012-kii Ayuu Wakhtigiisu Dhammaaday, Kan Hadda New Ucid Baa La Yidhaa," Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 1847 | Monday November 30, 2015 - 16:57:44
Hargeysa(SD) Jamaal Cali Xuseen Musharaxa xisbiga Ucid, ayaa ku dooday in wakhtigiisu dhacay 2012 xisbigii Ucid ee Eng Faysal Cali Waraabe ku soo tabcay, balse xisbiga wakhtigan la yidhaahdo New Ucid, taasi oo uu uga jeedo in sumcadiisa iyo dedaalkiisa uu xisbigu ku soo baxay.

Read More »

Gudomiye CIRRO Oo Safar Kedis Ah Ugu Baxay Dalka Dibadiisa

0 Visits: 2072 | Sunday November 29, 2015 - 18:58:56
Hargeysa(SLD)Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro

Read More »

"Madaxweyne; Dawladdu Ha Hagaajiso Jasiirrada SACAADADIIN Oo Haka Dhigto Jeel Dhaqan-celin Loogu Sameeyo Salaadiinta & Siyaasiyiinta Habowsan"

0 Visits: 1874 | Sunday November 29, 2015 - 18:49:12
Hargeysa(SLD)Suldaan Aadan Faarax Cumar oo Ka Mida Salaadiinta Waawayn Ee Somaliland Ayaa si qoto dheer uga hadlay Dhego-barjowga iyo Majaro-habaabinta Qaar kamid ah Salaadiinta

Read More »

Qorshe Badhtamihii Sanadkan Lagu Qiimeeyey Shilinka Somaliland Oo Bar-kuma-taal Noqday Iyo Fulinta Qoddobo Leysla Qaatay Oo Fashillaad Ku Dembeeyey

0 Visits: 1734 | Sunday November 29, 2015 - 17:47:32
Hargeysa(SLT) Hindise qorshihiisa la doonayay in lagu kobciyo qiimaha shilinka Somaliland isla markaana lagu shiiqiyo sarifka lacagaha qalaad kaasi oo ay dawladda Somaliland

Read More »

Daawo: " Muuse Biixiyow Hadii aad Madaxweyne Doonaysa Xaafadiina lagama Bilaabo" Waabeeye

0 Visits: 1858 | Sunday November 29, 2015 - 17:47:16
Hargeysa(SLD)Daawo: " Muuse Biixiyow Hadii aad Madaxweyne Doonaysa Xaafadiina lagama Bilaabo" Waabeeye

Read More »

Galmudug Oo Soo Bandhigtay Saraakiil Iyo Ciidan Puntlanda oo ay dagaal ku qabsatay oo qaarkood lagu sheegay reer laascaanood+Sawirro

0 Visits: 2141 | Sunday November 29, 2015 - 17:47:13
Ciidamada maamulka galmudug ayaa soo bandhigay saraakiil iyo ciidamo ay sheegeen inay ka qabsadeen maamulka puntland o

Read More »

Xog-culus:Labada Xafiis ee ugu Saxo liita & Labada Wasiir ee ugu Dhaqan Hooseeya Golaha Xukumada Siilanyo

0 Visits: 2026 | Sunday November 29, 2015 - 06:59:42
Warfdiyeeno dhawaan Booqasho aan ku talogal ahayn ku tegay Xarunta Wasaarada Daakhiliga Somaliland ayaa halkaa kula kulmay Arrin qariib ama u qaadanwaa ku noqotay.

Read More »

Daawo taliyahii Ciidankii gurmadka Puntland oo Ciidanka Galmudug qabteen "Jibouti ayaa lagu tababaray"

2 Visits: 21210 | Saturday November 28, 2015 - 23:49:35
Somalilanders.com - Ciidanka Galmudug ayaa dhabar jibin ku qabtay Taliyahii Ciidanka la dagaalanka burcad badeeda Puntland oo goor dhaweeyd dagaal gurmadda ku soo galay Galkacyo.

Read More »

Sir Culus -Ururadda Xaquuqul Insaanka Somaliland oo shirweyne u tegaya Xamar "Midnimadii Somalia oo dib u soo laabatay"

0 Visits: 5139 | Friday November 27, 2015 - 17:14:58
Sir muhiima oo Somalilanders.com helay ayaa shaaca ka qaaday iney Ururadda Xaquuqul insaanka Somaliland badankood Muqdisho u tegayaan shirweyne ujeedkiisu yahay in dib loo qaato Midnimadii Somalia.

Read More »

Lacagta Adag Ee Qoyska Madaxtooyadu Ka Tahriibayo Hargeysa Oo Raadkeedi Galay Ganacsade Awsiciid

0 Visits: 4125 | Tuesday November 24, 2015 - 15:41:22
Ganacsadaha caanka ah ee Maxamad Aw Siciid Geedi ayaa baryahan dambe noqday wadada la mariyo lacagaha adag

Read More »

Xaaska Madaxweyne Geele Iyo Ina Awsiciid Oo Isu Kaashanaya Burburinta Xisbiga UCID

1 Visits: 5858 | Tuesday November 24, 2015 - 15:38:02
Ganacsadaha darban Jabuuti iyo Somaliland ee Xukuun la macaasha ah, Maxamed aw Siciid iyo Marwada Jabuuti Khadra Xayd ayaa isku bahaystay dagaal

Read More »

Xasan Shire:"Lagaroone qabyaalad dilootay oo maalgeliya tacadiyada"

2 Visits: 7978 | Monday November 23, 2015 - 23:45:27
Somalilanders.com - Magaciisa waxaa la yiraa Xasan Shire wuxuuna u dhashay beesha Abgaal gaar ahaan Waceeysle.

Read More »

Video Updates