English News

Wardegdega:- Wasiir Maareeye oo Xabsiga u taxaabay Tifaftiraha Radio Muqdisho ?

0 Visits: 2822 | Tuesday June 21, 2016 - 20:14:39
Somalilanders.com - Wasiirka Warfaafinta Dowladda Somalia Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye ayaa goor dhaweeyd Xabsiga u taxaabay Tifaftiraha Radio Muqdisho Mustaf Warcadeeye .

Read More »

SirCulus - Akhri Warqadda lagu dacweeyay Horncable Tv iyo Wasiirka saxiixay ?

0 Visits: 17029 | Tuesday June 21, 2016 - 17:20:30
Somalilanders.com - Warbaahinta Somalilanders ayaa heshay warqaddii lagu dacweeyay,hawaddana looga saaray Horncable Tv taas oo ka dhigan la yaab iyo waxaan dunidda horey looga maqlin.

Read More »

Daawo Barnaamijkii Xaasaasiga ahaa Ee Itoobiya ka Cadhootay Ee Sababtay in Hawada laga Saaro Telefishanka Caalamiga ah Ee Horn Cable Tv.

0 Visits: 20204 | Monday June 20, 2016 - 20:01:03
Telefishinka Horn Cable ee ayaa maalintii saddexaad ka maqan Satelite-ka Thaicom 5 oo ah Satelite ay ka soo galaan dhamaan Telefishinada ku hadla Afka Soomaaliga, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo qaabka hawada looga saaray. Telefishinka Horn Cable ayaa hada gudaha Hargeysa laga daawanayaa, waxaana…

Read More »

Daawo Warbixin Yaab leh:Saabuun Soo Celinaysa Bikranimada Dumarka oo la soo saaray.

0 Visits: 23690 | Sunday June 19, 2016 - 22:27:31
Daawo Warbixin Yaab leh:Saabuun Soo Celinaysa Bikranimada Dumarka oo la soo saaray.

Read More »

Daawo Kalsan TV oo dhulka ku jiiday Kaligii taliyaha Jibouti oo ah 86 sano jir

0 Visits: 2887 | Sunday June 19, 2016 - 18:19:58
Somalilanders.com - Daawo Telefishinka Kalsan oo markii ugu horeeysay ku dhiiraday inuu qabto dood ku saabsan kaligii taliyaha Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo laga quustay inuu xukunka si nabadda uga dego.

Read More »

Daawo khudbad uu Ibliis ka jeedin doono Naarta iyo Suuratu Ibraahim sideey uga hadashay ?

0 Visits: 2349 | Sunday June 19, 2016 - 13:43:47
Qisooyinka uu Quraanku ka sheekeeyay waxa ka mida kudbada uu Ibliis (Shaydaan) naarta dhexdeeda u jeedin doono dadkii aduunka raacay. Khudabadaas Ibliis iyo duruusta laga faa'idaysan karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijka 14 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka.

Read More »

Daawo kooxda Al shabab oo ka qaylisay dilkii laga dilay Dulyadayn iyo qiimaha uu ugu fadhiyay iyaga.

0 Visits: 12490 | Saturday June 18, 2016 - 22:20:36
Daawo kooxda Al shabab oo ka qaylisay dilkii laga dilay Dulyadayn iyo qiimaha uu ugu fadhiyay iyaga.

Read More »

Daawo yaabka aduunka sidee looga tukadaa salaada Taraawiixda Ramadaanka dalka Malaysia.

0 Visits: 3642 | Friday June 17, 2016 - 19:45:54
Daawo yaabka aduunka sidee looga tukadaa salaada Taraawiixda Ramadaanka dalka Malaysia.

Read More »

Daawo Ciidanka RRU-da Ee la dagaalanka Argagixisada oo galay magalada Borama iyo waxa ka dhacay markii ay Hotelo iyo Guryo Galeen.

0 Visits: 8860 | Thursday June 16, 2016 - 23:35:57
Daawo Ciidanka RRU-da Ee la dagaalanka Argagixisada oo galay magalada Borama iyo waxa ka dhacay markii ay Hotelo iyo Guryo Galeen.

Read More »

Daawo Ciidamada Ethiopia Iyo Erteria Oo Dagaal Culusi Ku Dhexmarayo Soohdinta u Dhaxaysa ee ay ku muransanyihiin.

0 Visits: 10635 | Wednesday June 15, 2016 - 23:26:58
Daawo Ciidamada Ethiopia Iyo Erteria Oo Dagaal Culusi Ku Dhexmarayo Soohdinta u Dhaxaysa ee ay ku muransanyihiin.

Read More »

Daawo Waxa ku Dhacay Wasiirka Warfaafinta Itoobiya oo uu Sidii Cabdi Ilay Nin Oromo ah Hoteel Ugu Galay.

0 Visits: 19197 | Tuesday June 14, 2016 - 23:30:53
Daawo Waxa ku Dhacay Wasiirka Warfaafinta Itoobiya oo uu Sidii Cabdi Ilay Nin Oromo ah Hoteel Ugu Galay.

Read More »

Daawo Fadeexada Prof Samatar oo ku Biiray Xisbiga Muuse Biixi oo hadana diiday in uu calanka kulmiye qaato oo dhulka ku tuuray.

0 Visits: 15827 | Tuesday June 14, 2016 - 17:02:47
)Prof Samatar oo maanta xafladda ku biirista xisbiga kulmiye oo uu ku biiray loogu qabtay magalada Borama ee xarunta gobolka Awdal ayaa diiday in uu qaato ama dusha laga saaro calanka kulmiye.

Read More »

Daawo Garabyada Faysal cali waraabe iyo jamaal cali xuseen oo Isku Faro saaray Dacwada UCID ay isku soo hor fadhiisteen.

0 Visits: 12065 | Sunday June 12, 2016 - 23:02:32
Daawo Garabyada Faysal cali waraabe iyo jamaal cali xuseen oo Isku Faro saaray Dacwada UCID ay isku soo hor fadhiisteen.

Read More »

Daawo Murashaxa madaxwaynaha Maraykanka Donal Trump oo ku hanjabay hadii uu madaxwayne noqdo in uu somalida dunidda ka Tirtiri doono.

0 Visits: 15568 | Sunday June 12, 2016 - 01:28:29
Daawo Murashaxa madaxwaynaha Maraykanka Donal Trump oo ku hanjabay hadii uu madaxwayne noqdo in uu somalida dunidda ka Tirtiri doono.

Read More »

Daawo Dhakhatiirta Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa oo Irbad Khaldan Ku Muday Wiil Yar oo 12 Jir ah oo In Ka Badan 3 Bilood Koomo Ku Jira oo Noloshiisu Khatar ku jirto.

0 Visits: 1534 | Saturday June 11, 2016 - 00:27:28
Sacad Maxamed Cali waa wiil yar oo 12 jir ah oo ay dhaawac culus u gaysteen dhakhatiirta Cusbitaalka Guud ee Hargeysa Magaladda Hargeysa

Read More »

Daawo Askar maraykan ah oo ka maadsaday calanka dalka qadar iyo dawladda maraykanka oo raaligelin ka bixisay.

0 Visits: 1668 | Friday June 10, 2016 - 02:01:14
Daawo Askar maraykan ah oo ka maadsaday calanka dalka qadar iyo dawladda maraykanka oo raaligelin ka bixisay.

Read More »

Daawo Suuqa iibka Kelyaha Dadka Furan dalka Hindiya iyo Qiima lacagta uu Qofkii ku iibsado mid ka mid ah kelyihiisa.

0 Visits: 9981 | Thursday June 09, 2016 - 02:11:30
Daawo Suuqa iibka Kelyaha Dadka Furan dalka Hindiya iyo Qiima lacagta uu Qofkii ku iibsado mid ka mid ah kelyihiisa.

Read More »

War deg deg ah Ciidanka Liyuu Booliska oo markale xasuuq ka gaystay Deegaanka Gaashaamo iyo Dagaal Toos ah oo shacabka Isku Difaacayaan oo socda.

0 Visits: 17320 | Tuesday June 07, 2016 - 21:53:40
Warar laga helaayo dhulka Bariga Dhulka Somalida ee Itoobiya haysato ayaa sheegaya in ciidmadii Liyu Police-ka ahaa ee shalay xasuuqa arxan darada ah ka gaystay deeganka Jaamac Dubad ay hadana mar kale dad ku laayeen deegaanka xaashi Cagoole oo dhanka koonfur hawd kaga beegan degmada gaashaamo.

Read More »

Daawo Wasiir ka mid ah wasiiradda somaliland oo Dhex seexday shir uu Gudoominayay.

0 Visits: 16756 | Monday June 06, 2016 - 22:52:20
Wasiirka waxbarashada somaliland Cabdilahi Habane ayaa cameradu qabatay isaga oo dhex seexday shir uu gudoominayay oo uu la lahaa masuuliyiinta ka hawlgala wasaaradda waxbarashada somaliland.

Read More »

Daawo Waakuma Jaajuuska Itoobiya ee Soomaaliya u Dhex Joogaa,Muuqaalkan ka daawo.

0 Visits: 1521 | Monday June 06, 2016 - 20:06:22
Daawo Waakuma Jaajuuska Itoobiya ee Soomaaliya u Dhex Joogaa,Muuqaalkan ka daawo.

Read More »

Video Updates